MAALMIHII UGU KHARAARAA EE NOLOSHIISA SOO MARAY IYO MAANTA?

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024


MAALMIHII UGU KHARAARAA EE NOLOSHIISA SOO MARAY IYO MAANTA?


#subscribe
QURUX KU DHIIGLE: ”NAF BAAN AHAY NAAG WAALAN XITAA WAAN GUURSANAYAA”

British foreign minister voices ‘deep concern’ over Rafah operation; EU foreign policy chief warns it ‘would lead to grave tensions with Egypt’
Here’s what you need to know on day 128 of the Israel-Hamas war:

■ Britain’s foreign…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

40 Comments

  1. Waa anigooo kale gabadhii aan jeclaaa way dhimatay faataxada iigu soo Mara allaha u naxariisto qof qiimo badan bay ahayd waana uduceeyaa
    Hadana xaas aan jeclahay baan helay labadoodaba xururcaynta janada allaha iigu daro

  2. Wcs walhy puntland kunoolahay waan ku faraxsnahay .
    Tacab dheer jiro dheer murugo dheer kadib
    Waxaan aaminsanahay amqofkuu alle jecelyahay farxad mawaayo Alx alle ku mahdiyaa Illaahay qofkii aaminaa waa qani siwalbu ufara maran yahay !!! From Qardho

  3. Maasha allaah c xaafid iyo qurux kudhiigle waa wiilal xadaaradleh reermagaala guryo fiican kukoray kudayasho mudan qalbi wanaagsan waan taageeraa waxkabarta kuqasaari maysane unabaariga maasha allaahda ubadiya illaahoow xafid yarabbi horay usocda wakhtigu idinma xumeeyo inshaa allaah🎉