Jubaland iyo DFS oo guulo ka kala sheegtay dagaal Culus oo saaka Ciidamadooda ku …..

Spread the love


Jubaland iyo DFS oo guulo ka kala sheegtay dagaal Culus oo saaka Ciidamadooda ku …..


ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
https://www.youtube.com/channel/UCXSorfoPFZbMraJP4XCtDQw?disable_polymer=true

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave a reply to @hanadofficiallychannel2263 Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Prove your humanity: 0   +   8   =  

21 Comments

  1. Nin QARAMDA midoobay ka TIRSANAA oo wax ka dejiyay QAXOOTIGII 1977-kii oo markii uu dejintii WAX ka dhameeyay wadanka Soomaaliya ka tegay hadana dib ugu soo laabtay 1987-kii ayaa waxaa uu yiri; “ Waxaan ka tegay dad MUWAADINIIN ah oo soo dhoweynaya dad QAXOOTI ah laakiin waxaan arkay markii aan soo laabtay QAXOOTIGII oo MUWAADINIIN ah; MUWAADINIIN-tiina ay QAXOOTI yihiin!”

  2. Hawiye oow xaqdarada joojiya Jubaland nabad aha waxaad ugu soo duushaan waa khalad anagoo somaliland ahaba laascaanood dagaal waanu ku soo ceshan kari waynay ilaa anagii aan meesha ku jabnay markaa gardarada cad joojoya Alle somali ha tusiyo xaqa toosan somali somali kale la dirirsan wa musiibo wlhi

  3. Waka xumahay iney dhalin yaro soamliyed iney madaxa isku galiyan hogamiye yaal aan is fahan sanen jubulan iyo somaliya wadad wada dhashe hadoo dhiig somali kugu jiro waxan aniga sokhore ookale comantiga kusokhor plz somaliya hanolato❤❤❤❤❤❤