Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA

Author Avatar

VOA Somali

Joined: Apr 2024
Spread the love


Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA


Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda, UK oo billaabeysa inay muhaajiriinta u tarxiisho Rwanda, Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay, Dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin ee Jaamcadaha Mareykanka iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:08 UK oo billaabeysa inay…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

23 Comments

  1. Somalida Ethopia katirsan may hashis is fahan ah la sxiixdaan dowlada Somalia ! Abay Ahmed jawaabtiisa dowlada Ethopia soo mar marka hore Mamul gobaled waxid

  2. ØĒØąŲƒŲŠØ§ شؚب Ų„ŲŠØŗ Ų„دŲŠŲ‡ ØŖŲŠ احØĒØąØ§Ų…ØŒ ŲˆŲ‡Ų†Ø§Ųƒ اŲ„ŲƒØĢŲŠØą Ų…Ų† اŲ„ØĨØĩŲ„احŲŠŲŠŲ† ŲˆØ§Ų„ؚدŲŠØ¯ Ų…Ų† اŲ„ØŦŲ…اؚاØĒ اŲ„Ų…ØŗŲ„ح؊. ØŖŲ…ا اŲ„دŲˆŲ„ØŠ اŲ„ØĩŲˆŲ…اŲ„ŲŠØŠ ŲŲ‡ŲŠ دŲˆŲ„ØŠ ŲŲ‚ŲŠØąØŠ. Ų†Ø­Ų† Ų†ØšØąŲ Ų‡Ø°Ø§ اŲ„Ø´ŲŠØĄØŒ Ų„ŲƒŲ† Ų„ŲŠØŗ Ų„دŲŠŲ‡ ØšŲ‚Ų„ ŲŠØšŲ…Ų„ Ų…ØĢŲ„ اŲ„دŲˆŲ„ØŠ. اŲ„ØŖØĒØąØ§Ųƒ شؚب ŲŲ‚ŲŠØą Ų„ا ŲŠØ­ØĒØąŲ… ØŖŲŠ Ø´ŲŠØĄ. Ų„Ų‚د ؚشØĒ ŲŲŠ ØĒØąŲƒŲŠØ§ Ų„Ų…د؊ ØŽŲ…Øŗ ØŗŲ†ŲˆØ§ØĒ، ØĢŲ„اØĢ ØŗŲ†ŲˆØ§ØĒ، ŲˆØŖØšØąŲ اŲ„ØŖØŦŲˆØ§ØĄ اŲ„ØĒØąŲƒŲŠØŠ. ŲˆØ§Ų„Ų„Ų‡ Ų…اŲŲŠ احØĒØąØ§Ų… بØĩØąØ§Ø­ØŠ.đŸ‡ē🇸🇸🇴

  3. TÃŧrkiye is a people who have no respect, there are many reformists and many armed groups. As for the Somali state, it is a poor country. We know this thing, but it doesn't have a mind that works like a state. The Turks are a poor people who do not respect anything. I have lived in TÃŧrkiye for five years, three years, and I know the Turkish atmosphere. Honestly, there is no respect.

    🇸🇴đŸ‡ē🇸

  4. Ilaaheey waxaan kabaryayaa in ilaaheey dhibaato Kali ku ah israa iil iyo intii garab kusiineeysa xasuuqa shacabka mulimiin taha dhibaatada loogeeysanayo in aat tusto awoodaada dhibaato la arga gaxaan kurid adigoon gaarsiin inta aan shaqada kulaheen dhulkooda ayaa lagu baabi inayaaa shacabkaas masakiinta ah iloow waad owoodaa kurid wax kuligood ku ah inta tageersan iyo in khalbiga hoose kajecel waxeey waxaan israa iil ilaahoow waad owoodaa garabsii masaakiin ta falastiin

  5. Gobolada dalka waa in ay u hogaansadaan sharci..somaliland iyo putland waaxay ka mid yahiin gobolada dalka.waxayna hoos imaadaan dowlada federalka.dhaqaalah wadank ee shidaalka waa in caadalad loo qeybsadaa.marka somoaluland iyo putland waa in ay amarka raacaan.hadey sharci gaan ka soo horjeestaan talaabo sharci ah ayaa laga qaadaye.somali people had enougj war.dhibaato cadaalad daro.musuq maasuq.kuwa fadalan igu shubo ah .we ka soo horjeesta in ay soomaaliya united naqoto.waa cadowga soomaaliya.waxaana la keenayaa maxkamad oo waajibkooda ayaa la marsinayaa.waxaan ku jiraa 2024.waxaana u soconaa 2025. Alhamdulilah dastuurkii waa la dhameystiraye wayku ku mahadsan yahiin labada aqal soomaali waxay qabtaa rag geesiyaal oo aqli badan wadanka jaceyl iyo diinteena macaan.waxaa nahay 100 % muslim sunni.shafia.waa ilaahey mahads hadaan nahaye.dad isku diin.isku af .isku mudab.isku culture.aduunka lama helayo wadan intaas kawada siman.qabiilkana ilaahey swt wuxuu quranka ky yiri isku aqoon sada ee ma dhahin isku laaya.marka culumada waa in ay dadka u sharaxdaa.mahadsanidiin