'XSM | 4-WIIL UU ADEER U YAHAY BAA DOWLAD NIMADII AF-DUUBAY'

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024
Spread the love

'XSM | 4-WIIL UU ADEER U YAHAY BAA DOWLAD NIMADII AF-DUUBAY'


#subscribe
”QALALAASAHA HAREEYAY DASTUURKA SOOMAALIYA WAXAA KA MASUUL AH FARMAAJO”

YouTube player

XSM IYO 4-WIIL UU ADEER U YAHAY BAA DOWLAD NIMADII AF-DUUBAY

British foreign minister voices ‘deep concern’ over Rafah operation; EU foreign policy chief warns it ‘would lead to grave tensions with Egypt’
Here’s what you need to…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

47 Comments

  1. This guy cudur Farmaajo la dhaho ayaa ku dhacay? Waxaan kala garan la ahay in dowladii hore kursi ka waayay iyo in arintiisu personal tahay baan kala fahmi la ahay. Waa ninka publicly sheegay in uu taageerayo in Somalia kala go’do oo Soomaaliland. Ka go’do Somalia cod dheer ku taageeray. Awoowe siyaasi sidaadoo kale kursi waayay oo caraysan falanqayn in lagu casuumo mana ahayn ee madaxda aflagaadada ka daa.

  2. Abdiladiif siyaasad qaan gaartay iyo wuu ka adkaaDay abi miyaadan dadka hoosaasinayn abdow? markaa sidaa u hadasho,ciidankii xabashi ai siyaadi ah ayeey dalki usoo galayaan xuduudihiina soo buux dhaafsheen its not exaggerated waa war dhab ah oo la hubo,inaga families keeni joogaan,
    Lughaya korkeeda xuduuda sool hiiraan Gedoo dhan iyagii baa soo buuxdhaafiyey marka ha hoosaasinina dadka soomaaliyeed,yaana laga dhigin in waxba jirin,, daljiii waa lagu soo duulay xassana abaabul iyo qorshe gudaha ah ma wado,marka dadku ha bilaabaan in la is aruuriyo si loo difaaco dalka,oo hala diyaar garoobo dowlad ma jirto,xassan isagaa hogaankii fulintii wada ah mana joogo dalkiina iskama war qabo,maamul goboleedyadi xabashi ayaa u wada waceeysa,hada kuwa gedo waxaa looga wacay gudaha etheopia, aawey dowladoodi?,kuwaa parlement ka fadhiya aka meeqaa isiinee dalka iyo arimaha taagan lama socdaan,marka walaale u sheega dadka in la is diyaariyo iyo in feejignaan la galo dalkana la difaaco,xasan yaan lagu haleeyn dalka.

  3. Soomaali I imika ma oromo inay dhulkooda siday too to kayeeshay oo kugumaysatey kuqanacsan yihiin waaayo wax damiir iyo ficil dhaba lama arko marka qabiil kale soomaaliyeed la ficil tamayaan waxba iskulama hadhaan waa geesiyo

  4. Xasan waalidiisa farmaaajaa sababay markaad leedahay xasan baad caayaysaa haduu mudanyahay caydaadana dee kuwii doortay baa ka masuula sidaan malaynayana ragii amaani jiray xasan sheekh baad kamid ahayd

  5. Waa nin neceeb kujiro waligiis wax fiican ma sheegin waana lafahamsanyay waana nin lasoo diray eeyuusan sumada kaa qadin dadka kale ee aad wareysato si maquul ah ayeey u hadlaan