WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL | HIZBULLAH | UK RIOTS

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024
Spread the love


WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL | HIZBULLAH | UK RIOTS


#subscribe
More than 370 people have been arrested after the past week of violent disorder in the UK, the National Police Chiefs’ Council says

“We expect that total to rise each day,” the NPCC says, adding: “Work is going on around the clock to do this”

Earlier, Sir Keir Starmer announced a “standing army” of specialist police officers to…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

38 Comments

  1. UKREIN KUWA U QEYLINAAYA IYAGABA GAZA DUQEYNAYE .
    LAAKIN GAZA DADKEEDI WAAAY KALA DILEEN GAALO GOOR HORE,
    LAAKIN CARABI INTEY MAREYKANKU U HAYSATO WIIL HOOGI CAALAMKU MARNABA CARABI ISMA RAACEYSO .
    OGOW DHAQAALIHI CARABTANA SRA,IL AYA INTA MAREYKANKI CARABI KA QAADO AYU SRA,IL SIINAYA HESHIISKAASNA MUDO DHEER AYUU SOCDA.
    MARKA ADIGA UNBA DILAN MA GARATADANA WEY CABSANAYAANO DHAQAALAHA U FUDUD INEY AFKA HIRE KA SIIYAAN

  2. injineere Farmaajo waxaad ka diiday ma garan waxay ahaayeen ,inaad sheegto ragga waqti dilay doorashadii ummada geli lahayd wey fiicnayd,waxaana aad ka dhigtay nin waqti dheereysanaya halka aad eedeyn lahayd dadkii qlalaasaha geliyeye hanaankii wanaagsanaa ee Madaxweyne Farmaajo wax ku waday Sida Deni iyo Axmed Madowe oo hadana aan u jeedno dhaqan xumadooda.Injineere Anoo ku xushmaynaya plolitical analyste meela walba ayuu wax ka eega dhinacna ma xigo ,balse waxaan arkaa oo aan kugu arki jiray Nacayb Farmaajo,waxayna ila tahay qofka aqoonyahanka ah inuu ka duwanaado kuwa ceelasha biyaha ku dagaalami jiray ee Geelaeyda ahaa.

  3. Ninkaan wax fala qee la leeyaha ma shscabka iyo Dawladduu isku diryaa oo waxiisu waa shacab kicin mise meelkaluu ka xanuusanyahay!!! Adeer Allaa ku caafin kara waxaa tahay Qof meeli u caddahaye!!! Qof meeli u caddahayna meeli ka madow. Tareenku waa dhaqaaqay Dawladdani horey u socotay, ama inkir oo fallaagada ama CBB u cammir ama iska daa.
    Isku diraha ummadduna jannada ma galo siduu Suubanaheenu SCW noo sheegay!!!

  4. Asc waan idin salaamay
    Injiyeere Iraan Aargoosi aan sameyaa marwalbo
    Arinta Aroos Camal ayay Noqotay inay shub dhehdo ay khaado werar ayay Eheed
    Walaheena Falastiin way guleysanayaan inshaa alaah guusha way soo dhawatay xuriyada Falastiin

  5. Shacab ka waaa inay iyaga Amni gooda illaashadaaan ciidamada. qaar badan oo musuq ku jiraa ka buuxo. Jeebka. in yar loo galiyo qaraxa weeey dusi naayaaa. Allaha u naxariis to inta ku naf waayay qaraxa

  6. ASC. 2dii Sanno ee FARMAAJO ayaa la qaatey waayo FARMAAJO dalka ma uu dhaceynin ee waxbu ku kordhinaayey ee ka xaaxaabiyey dadkiinii FARMAAJO la coloobay bi qeyr sabab Xasana tageerayey???!!!

  7. Dilkii hogaamiyaha xamaas waxeey banaanka keentay dilkii madaxweeynihii eeraan.waalaga adeegtay cidaas ayaan maqlijiray,waayoo jibiskii haniya looga adeegtay ayeey uga'adeegatay waxeeyna horay uga adeeganjirtay madaxda qasa.

  8. Sheekada waxaan arkaa in fidnadii timadheer idintaabatay reer uk maadaama xisbiga cusub uu hoos ulaadlaadiyay timadheer oo rabtay in loogu kaalmeeyo xasuuqa iyo hubka iyo maxkamadii UN.waadhaqankooda debshidnimada oo allaah ayaa quraankiisa noogusheegay ee iskafiiriya.

  9. Xag jirka waa yuhuud iyo dhashooda aduunka iyagaa qarbuday waqtigaan waa is mahadiyeen u jeedka loo socdo waa muslimiinta in la cabsi geliyo wadamo badan oo muslim ahana iney qabsadaan ayey rabaan

  10. Ahafid Adiga Inginerka waan idin salamay,Cunsuriyinta Gumeysta Ingriska waa in si mideysan loo.waajaha,waa in lais kadhiciyo
    Ingriska Cunsuriyinta waa kuwa dagana badan calamka kageystay,waxaan so jedin in laiska difaco.

  11. QARAXA MUQDISHO WAA SHACAB DULMAN OON LOO HAGAR BAXEYN WELIBA MEESHA WEERARKU KA DHACAY WAA SHAQO GUDAHA ILAA GAALADA XALANE AYAA KA SHAQEEYEY.LKN SHACABKAYGA AYAA DULMIGA QAAYIBAY.