WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL -HAMAS

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024
Spread the love


WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL -HAMAS


#subscribe
RUUSHKA OO WEERARO ARXAN DARO AH KU QAADAY CAASIMADDA UKRAINE | FARMAJO | XSM | SHIIKH SHARIF | KHILAAFKA DASTUURKA | SHABAAB https://youtu.be/PFCpmKkXDy4

Voting has begun in Russia’s presidential election, which is all but certain to hand Vladimir Putin another six years in power.

Ballots will be cast over three days, even…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

24 Comments

  1. Lkn dalka qayb dhan baa maqan e sidee datuur ka lagu dhamaystiri karaa , yaase aftida laga qaadayaa dawladii hore ee xasan haddii lala dagaalamay mayna ka darnayn tii farmaajo sidii loola dagaalamay ee lugaha loogu dhagganaaa . Arrintu dhexdhexaadnimay u baahan tahay

  2. Xassan sh looma bahna ciidan xoog leh oo yelato somalia 🇸🇴 waa ninkii ku qudbeyay xassan sh iyo waziir tiktok iyo mahad salad iyo alshabab waa isku mowqif walahi cidankii waa la laayay somalia yet🇸🇴

  3. Odaygaan iyo wazir tiktok iyo mahad salad iyo xassan sh iyo imarad iyo uk 🇬🇧 waxa eey isku raceen in la gumado ciidanka somalia 🇸🇴 all sarakisha la xasuqo waa isku mid xassan sh iyo alshabab wazir tiktok imarad dalka dagal sokeye ayaa lagu wadaa ee halaga garo somalia yery🇸🇴

  4. Dastuurka Waxaa Khatar geliyey Saddex Qodob oo banaanka looga keenay Baarlamaanka.

    1. Xilka RW oo la baabi'iyo
    2. Xisbiyada oo 2 lagu koobo iyo
    3. Hal deegaan doorasho oo la isku haysto!!!

    Maxaa diidaya in Saddexdaa Qodob ee dhibka abuuray in la tuuro kadibna dastuurka la dhammaystiro si heshiis lagu yahay. Dadku ma xal ayeysan dooneyn mase Xikmad la'aan ayaa Jirta!!!

    Saddexdaas Qodob midkoodna Shardi uma aha in dastuurka la dhameystiro. Laakiin Waxay Caqabad ku yihiin dhammaystirka dastuurka.

    Waxaa muuqata in Mashruuca Dhammaystirka Dastuurku uu gacanta ugu Jiro dad aan daacad ka aheyn in la dhammaystiro.

  5. Soonka bisha Ramadaan Waa Rukniga 4aad ee Islaamka.

    1. Shahaadada ( Towxiidka)
    2. Salaada
    3. Zakada
    4. Soonka
    5. Xajka

    Ramadaan waa bishii Quraanku soo dagay, Sanad Walbana Kumanaal Muslimiin ah ayaa Allaah Cadaabta ka Xoreeyaa!!!!

    Sidee ugu dadaali kartaa in Allaah Cadaabta kaa Xoreeyo???

    Ramadaanka Waxaa Muhim ah

    1.In aad Soontid maalin kasta
    2. Iney Salaadaha Jamaaco iyo Masaajidada ku tukadaan raga oo dhan gaar ahaan Salaadaha Waajibka ah.

    3.Inaad Maalin kasta ku dadaashid Quraan akhris, Adkaar iyo ducooyin badan

    4. Tukashada Salaadaha Sunayaasha oo ay ka mid yihiin, Taraawiixda, Qiyaamu leylka, Tahajudka iyo Sunnooyinka Salaadaha Waajibka la raaciyo kahor iyo Kadiba.

    5.Sadaqada iyo kaalmada Masaakiinta oo aad badisid intii aad Awoodid

    6.Beenta, dagaalka, Cayda iyo Xanta oo aad ka Fogaatid. Sidoo kale Ciyaaraha iyo Waqti lumiska oo aad ku badashid Cibaado, Barashada diinta iyo Allaah Baryadiis

    7.Zakaatul Fitriga oo aad diyaarsatid iyo Ciddii aad siin lahayd. Waxaa ugu haboon inaad bixisid Maalinta Ciida intaan Salaada Ciida la tukan.

    8.Sadaqadii iyo Casumaadii Maalinta Ciidul Fitriga oo aad Qorsheysatid

    9.Afurka maalin kasta iyo Saxuurta oo aad Qorsheysatid.

    10.Haddii aad awoodid dharkii Ciida iyo Dalxiiskii Caruurta aad u kaxayn lahayd oo aad Qorsheysid

    11.Cuntada oo aad bisha Ramadaan ka yareysid Bilaha kale inta aad Cuntid si aad Caafimaad badan uga heshid.

    12.Booqashada iyo xiriirka ehelka iyo Riximka oo aad badisid iyo Waalidkii iyo Eheladii dhimatey oo aad u duceysid.

    13.Ugu danbeyn, haddii aad awoodid maalin kasta Qof, Labo ama koox dad ah afurkooda iyo Saxuurtooda ugu deeq.

    Ramadaan Mubaarak

    Wabillaahi Towfiiq

  6. Runtii injineerku waxa ka socda dooda dastuurka runta kama abaarin maxaa yeelay dalkaan waxaa lagu wadaa waa wada ogol hadii baarlamaan la aqbalaayo farmaajo waxay siiyeen labo sano waana socon weyday hadana howshu waa tii oo ka sii tabar iyo aqoon xun waana ha la kala dareero xamarna waxay noqon bahala galeen