xitaa hadii aan nahay reer Jabuuti walaaltinimada aad u jecel waxaan aragnaa madaxweeyne axmed madoobe ee gobolka oo door wanaagsan sameeyay wuxuu ilaalinayaa danaha guud ee federaalka soomaaliya waayo madaxweynaha federaalka soomaaliya wuxuu ku shaqeyn doonaa ku takrifal dastuurka dalka si uu u noqdo kali talisnimo ka digtoonow. mustaqbalka iyo manipulator

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo hbn@online TV GUUL 400k❤❤❤❤❤❤❤❤
asc
Asc mudane wariye warka marinhabaabinta ah iskahubi qof xogogaalana warayso Somaliland dadshacaba maylayn wixijira ogow sadly waxay ahaayeena raadi
Wax khaatumo ladhahaa ma jidho
Putland waa inaad hoostimaadaan
Dowlada fadaralka iyadaa sherciga iyo dasturka dalka jabisey oo waliba udhaqantey qaab cadow tinimo iyo burbur isku deydey iney Ciidamada iyo amiga iyo dowlad dhan oo dastuuri ah qaab fowdo ah werartey marka maxaa diidayo in laga tashato Jubbaland iyo Ethiopia iyo Kenya waa deris amigoda iney iska kaashadan waa waajib dastuuri ah cid kasta oo iskdeyda iney wax yelo amni kageysato wadajir baloga horta Gayaa
Warbal ibtiladan SSC Khaatumo hada mamul bad noqoteen aa maxay tahey isku sofeentan aad kuwadaan 2badan mamul maxaa qaldan reer SSC yow yaa idinku dhax rafanayo
Dowlada soomaaliya lacagta ay laakuush ahaa xildhibaanada soomaaliya ha ku soo furtaan dhalinyarada abgaal .
Labo wada dhatay dhexdooda lama galo
Mahadsanid
BEENAALE WAXAD TAHY MID XANUSAN ARARKA CERIGABO
DHEX KA AHOW
War yaadheheen walee odayga habarta wax loosaar
Thanks HBN online tv, I'm not interesting like this news.
War kaalay dalkeenii ma waxa uu noqday xero doofaar ciddii doontaa iska gasho kana dejiso waxay doonto
Human talent waxaan layaway shacabka dhulbahante dantoodu waa wadahadalka somali land ee galadagaalka iyo firdhiye yey waalin dumina
Hayeeey
Dani iyo Natayahu waa isku fikir.
Hawsha putlans iyo ssc khaatumo waxaan ugu baaqaya in ay si hoos ah u dhameeyàn wixii jira ee tabasho ah
Labada maamulba waa Maamuladaydii
Asc maxa cusub cawa
1
👍