
WARARKA SOOMAALIDA: ADDIS ABABA/ MUQDISHO + KISMAAYO + GALMUDUG + DOOLOW
athompson
Joined: Mar 2024
WARARKA SOOMAALIDA: ADDIS ABABA/ MUQDISHO + KISMAAYO + GALMUDUG + DOOLOW
WARARKA SOOMAALIDA: ADDIS ABABA/ MUQDISHO + KISMAAYO + GALMUDUG + DOOLOW
source
30 Related Posts
Waan soo dhaweeynaya doroshada qof io codka waa taan ugu bixilahen jeebku dhiigle❤❤❤
اتوبيا عدو للسومال
kkk somalida way ka warersantahay
Doorashada XASSAN dhiiqo
Dadkuu iga jeedin inta uu wax boobaayo oo uu isbitaalada iyo iskoolada gadanaayo.
Horta xagge Ka taliyaa?
Asc waa mire mawliid waxaan ku waydiinayaa xisbullaahi oo intaa la faaninayay oo haysta hubkii iyo godadkii ay soo bandhigaysay maxaa sababay in ay halmar hawada kabaxdo
Taliska Abiy waa in uu kabaxo Garoomada Dalka eeyna Amniga khawarijta ee loo igmaday horay illa Inta laiska fahmaayo
HSM waa uu kufashilmay nidamkii dawladnimo,Waayo.waxa uu taladii dalka u dhiibtay kooxo Qowleysato ah,Taliska Abiy isaga ayaa ahayd in uu muqdisho uu soo diro Gudi la'Aamini karo balse kuwa horeyba loogu Aqaanay in eey jawasis Dabadhilif u ah kuwa dalka in laduminayo.Caadaqatayaal ayaa dalki in uu kala tago maanta galiyay.
Xagay dadku codayn
Waxay itoobiya ka sexeexanaysaa bada iyga oo ku leh ahmad madoobe cawin.ayno xasan kursiga uunbaa u daran
War dadka rayidka iyaa lasiyaasaen waxaaso dhana waxaa basuyad darada iska lehe axmed badobe ocadw kuso hagaanshey wadanka wa khayimwadan