TRAVEL VLOG Ep 12 | A Day in My life in Mogadishu Somalia 2023
TRAVEL VLOG Ep 12 | A Day in My life in Mogadishu Somalia 2023
Reflecting and enjoying our final day in Mogadishu Somalia 2023
Check out Instagram for more daily life
https://www.instagram.com/samiya_hashi/
__________________________________________
Watch more EXCLUSIVE FARM CONTENT on our Patreon page.
Join the community.
A separate channel filled with helpful tips on life in somaliland and our farm…
source
Reviews
0 %
❤
isaq tourist maad dhahdid kkkkk
IM IN THERE TOO
Walaashaay muqdisho iyo hargeyso dhar isku mid ah ayaa laga xirtaa oo uu sharciga ogalyahay❤
Hoyadaa rer xamar waye sey mufada iyo maraqa iskugudartay ey mooskaugu dartan kafamay iney xamar jogi jirtay macsaro lekadhined hoyo macan qatar waye eey kubartay mufada
XAMAR AAN TAGAY MUUFO IYO HILIB GEEL MA SOO CUNIN.. .MACQUUUL MA AHAY…
QOFTAN AFKA DHEERI WAA DHULMAHANTE YUR BELAAYO KULA FOOLXUMAATEY
Muqdisho Waa meel ka horomarssn hargaisa 🫡
🤢
Masha Allah somali somali ba leh ❤❤❤❤❤
I missed xamar cadey, I missed muufo iyo maraq, I missed that fresh air but most of all I missed our sweet bananas nothing like it. Over 30yrs ago when I came in to North America first time I tasted banana this came to mind: cotton ball 😂😂😂😂 and I spit it back 😂😂
enjoy your motherland country and I like you personality best YouTuber my favorite big love
Keep going Queen
Do they have female bloggers like Samiya, or men like QaysQaysar and Cabdalla Jamal in Mogadishu ? It’s your turn guys – inaga barejeeya reer Hargeisa oo soo dira YouTubers soo duuba Hargeisa oo af reer Xamar ku hadlaaya . That’ll interesting to watch.
Is Mom from the South Somalia? Her accent is pretty much Southerner😅
Just be honest tho, hargesia ain’t sayin what BIG XAMAR IS SAYING baby girlll!!
Maasha alaah maasha alaah barakee alow xamar from Sweden.saamiya iyo hooyo waan idiin xiiso doonaa masawiradii iyo fiidiyow yaashii qurux badnaa ood maalin walba noosoo duubi jirteen aad iyo aad baad umahadsen tihiin kusoonoqda muqdisho mer labaad adiga iyo hooyaba. Merka labaadna usooguura hooyana guri dhaashane ah xamar hakadhisato.iinsha alaah hanakuna xamar baan usoo soconaa hadii ilaahey idmo from Sweden 🎉🎉
That was so beautiful watching your vlog in Mogadishu i seeing every video you done Man Sha Allah keep up the great job 💙
Daaru Salaam Banana Mogadishu
Mash come back soon
Mamada Waa Reer muufo Waa Reer xamar kkkk
Mamo she forget one thing sesame oil it would be completely perfect
Mashallah my family much love much respect
Daggo iyo muufo maxaa u soo cuni weey seen. Buon appetito.
Ma Sha Allaah. Saamiya thanks habo my home Xamar Cadde aad na tustay. Mahadsanid
Xamar laba mar ayaanbquraacana. Subaxda hore laxoox, Barqadii beer, ama Kelli, aaw maskiin oow dallac bilaash iyo rooti.
Safarsalaama Samiya iyo hooyadaa macaan, Dalxiiska Muqdisho ❤ aad naga tusteen oo kale ayaan ku imaan donaa Hargeysa❤.Inshaallah🥰🥰🥰
Waxa layiri labo fuufo cuto waaye Hadi muus iyo macsaro lagu daro
I am in mogadishu right now, 😂 your nows how to eat muufa, waa dadkii hore o kuso korey mogadishu, and she knows all the streets the first day she landed
I love it the muufo and the banana. We missed you and your mom. Great job
Am sad that you guys are leaving so soon , I hope you enjoyed xamar
Hooyo knews how to eat moofo qamiir expert waaye wlhi 😂
❤
Mama is really OG she speak old school xamar accent 😊
Ma baxaysaa muqalada muqdisho wan sugaa malin walba I love muqdisho love from USA 🇺🇸 ❤❤
I miss that muufo yummm 😋 Alahuma baarik ❤
Awesome video 😊❤❤❤❤❤❤❤
OMG Mogadishu is so beautiful
Masha alaah garadka iyo garashada hooyo dhalinyaro jamacadaha ka so bahay bay ka wanagsantahay,guleysta adiga iyo inantada barakeysan