
''SOMALIYA MEESHA QURA AY KA DHAQAAQI LA'DAHAY | XALKEEDA''
''SOMALIYA MEESHA QURA AY KA DHAQAAQI LA'DAHAY | XALKEEDA''
#subscriber
QARANKA SOMALIA ”MEESHA KALIYA AY DHIBAATADU KA HAYSATO SIYAASIYIINTUNA AY KU JAH WAREERSAN YIHIIN IYO BULSHADUBA” WAA XAGEE?
NYT account reveals why Israel feared Hezbollah pager operation was compromised
Israel detonated the pagers days after realizing some devices were being sent to Iran for…
source
Reviews
0 %
He nailed it on the head💯 Salka meeshay ka qurunsantahay ooy dawlad walba oo Soomaliyeed u fashilmaysa waa Carta qashinki naloogusoo walaaqay by Somalia’s enemies, unless we correct those mistakes Somalia will be in this ilameereeso situation for a long time to come! A/hafid please make more interviews like this to wake our people up of our real problems, thank you and to your guest🙏🏽
“Insanity is doing the same thing over and over again and expecting different results”🇸🇴
Walahay fikirkan wuu iga dhadhacay wa fikir 100% wa ino so badi waraysigiisa cabdi xafidow
Wa wadani dhaba
Ninkan wax waa sheegikaraa lakin qof lama doodikaro
1991 laga soobilaabo waxii denbi galay ayaa denbiile ah waa gartay
Nin qabiil ka guuxayo macno badan maleh
Ninkaan run ayuu sheegayaa
Runweynaa
Ninka madaxweynaha halagadhigo
A s c w. Walal. Qeyb kale. Kasoo. Samey. Ninkan. Waa. Nin xikmad iyo. Aqoon. Badan kujirta. Adigoo. Raali ah. Inoogu faaiidey. Qeyr. Insha Alaah
WAA HADAL XAQIIQA MAASHA ALLAH
Masha Allah, ustaadka hadalkiisa waa sax, waana kuraacsanahay %, waa nin aqoon yahan ah oo caqli badan.
Waar wax kale sheeg somali qabeel uun bay ka shaqysaa waligeed
Haa farmajaa jid dhisay ciidan dhisay iskulo iyo cafimad firii ah dhisay hay ado dhisay dhalinyaradii qalbigoda dhisay wadaninimadii soo celiyey musuqii hor istagey cadowgii mel ku xiray. Xasan sheekh ayaase intiiba dib u burburiyey. Qofkii intas qiri waya arintisu waa labo cali garleh.
Maxay ku dhacday in Xassan burburiyey intii uu farmajo soo dhisay muxuu u xasiqay ciidankii turkey gu iyo eretereya soo dhisen maxuu dowlad nimadii rajada kaso muqatay gebi ahaantedba ubabi iyey xasan sheekh iyo inta la shaqaysaba waxaa saran 💯⁉️
👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽
Somali never go forward until you blame someone else. Wadan dhisna baarburburisen, side wax lo qabta ba tal but no to blame someone else your mistakes. So, right now do you have a solution?
Somaliya waxay ka soconladahay waa rajiimka ka taliyo jabuuti imaanka alle haka qaadee
Waa jabuuti
Mashkiladu waxay ka bilaabantay sidii sahlanayd 1960kii ay somaliland isugu dhiibtay somaliya ,Waxay u burburtay somaliya ka hortageedii dhalashada somaliland . Waxay u dhismi wayday xaasidnimada iyo colaada ay u hayaan somaliland .
Waxaad isgarab dhigeysaan Hassan shiikh iyo farmaajo hadalkaagu seeh cadaalada unoqonayaa
Dowlad DHISAN dhaqaalo bangiga ugsbuuxo baaloo dhiibey Hassan shiikh
Somaliland Dawladbay ahayd lakin waxakale Somalia weeye
Isaaq dabacarar waa dawlad la,aan isaga hara maanta ayaa toosteen wllo Allhaydiin hagaajiyo tiina Anaguna meesheena Xuman majirto
Odaygan runtii
Wasaradi wax barashadu away dadka hayesta wasaaradi maaliyadu away intaa iyo in kabadanba ma jiraan markaa ayaa lagu hadaaqayaa dawlad war anigu waa yaabay
Wakaaladi xooga korantada dadkaa hayesta wakaaladii biyaha dadka hayeesta wasaaradi caafimaadka dad waynaha hayesta wasaaradii boostada iyo sigaariinta kuwaa hayesta