sirta canjelada lagu daro qurux iyo gadud waw ๐ฑ Somali breakfast recipes
sirta canjelada lagu daro qurux iyo gadud waw ๐ฑ Somali breakfast recipes
BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED
source
Reviews
0 %
Eno waxay markaa
Mashaa allaah
Mclimada cunta kariinta masha Allah
CHOLESTEROL LEVELS AYAA LAGA QAADAA 100% ISKA JIRA NAHAABTANI
Cholesterol 100% iska jira canjeerada waxa somliya laayey habrtani iney dadka disho ayey rabtaa
Inte laga hela abyo
Wah! Dadka dhan su'aal. Eno somalia ma taalo miyaa. Kenya dukaan walbaa laga helaa. Waa wax yaroo buda ah.iyadoo biya lagu qasin aa la dhuudhuuqi karaa sida cusbadi lkn dadka caloosha u istimcmaalayo biya yar ay ku qastaan marka biyaha lagu daro waa bureesaa isla markaana adigoon dhulka dhigin aa cabeydaa iyadoo bureeso islamarkiiba caloosha ok kuu noqoneesaa
Intee lagu gadaa maxay kasameysanthy ilmaha malasiin karaa wax calool loogu talagaly sidee canjeero loogudaraa abyo qer Allaha kusiiyo
Kkk waad tidhahaa heenaka geela anaga reer hargeysa
Masha allaah xbbti iinow maxaa ladhahaa adigoo raali ah
Masha allaah xbbti iinow maxaa ladhahaa adigoo raali ah
Meshaa ugalida. Aad kaga dartay boorash malagaga dari karaa abayo
Nooloow aadaa ku ufiirsada
ENO YouTube kuqora liin dhanaan waaye gacanta intaa kushubana leefleefi jirnay dhibmalaha
Canjeero illahey ba iguma dhibin canjeeradeyda masha Allah waa qurux
Eno maxaa weeyaan wll
Abaayo dhuux geel ayaa ubahanahey sidee ku heli karaa
Asc xabiibtii mashaalaah lakin maxaa la dhahaa iinow
Abayo camera dee ada is dicimashaa
Abaayo maxaa waaye eno
Masha.Allahโคโคโค๐๐๐๐
Abayo malawax iyo maraq cad noso gali ๐ข
MashaAllaah