S AFRICA OO WACDARO DHIGTAY | ISRAEL OO WAAGU KU BARYAY

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024
Spread the love


S AFRICA OO WACDARO DHIGTAY | ISRAEL OO WAAGU KU BARYAY


#subscribe
SAHYUUNIYIINTA | MARAYKANKU WAXA AY QORSHAYNAYAAN | WABIGA YAA WAYN?

YouTube player

Israel tells World Court South Africa case makes a mockery of genocide
Israel on Friday defended the military necessity of its Gaza offensive at the International Court of Justice after South Africa asked judges to order it to halt…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

25 Comments

  1. Asc wr wb abdixafid walal madaxda carbed walalow warkoda murugo ayey nagu si kordhineya nagaba da Illahey waxan ka baryay in shicibkodu ku kaco oo meel ay galan wayan carab an Yemen iyo falastin aheyn miya jirta

  2. Somaliyeey is diyaariya maxaad sugeysaan hadii waxa reer qasaloo dilayeey oo loo baabi,inayeey sababteedu ahyd gaaskaas ama saliidaa laga helay qasa dajadlaga dhoofiyo intaa loo marayey siloo dhaco saliidooda ?maxaa inaga maleeysan karnaa waatan xanarna shacabku ugu yaraan maalintii dhimanyso 10 aan qarax diline mindi iyo xabad iyo qaraxoo isagu kasii badan lagu laynayee?war maxaa idiin baxay intii wax garabeeysioy?

  3. Waa in uu san u hadlin sida digaag kura la jarey oo kale kolba dhiiga ku seyray dhinac kasta.xigmad kuhadal ama erey aad ka soxigatey mel hubsiino leh.mahad sanid wallaal .waa wallaalk Cumar

  4. Waxaan Xasuustaa Markaan Arko Carabtan Damiirkoodii Dhintay Gabaygii Awoowgeey Sayid Maxamed AUN
    MAANDHOOW CARAAYIRKA IGA DAA CARABI WAA NAAG

    oo uu ula Jeeday Carabta Waxaa Laga Qaataa Waa Falastiin inta Kale Waa Dad Aan Jirin oo Damiirkooda Dhintay Walaashiis Ayaa Lagu Hor Kufsadaa Kamana Hadli Karan Cabsi Ay Cabsanayaan

    Allaha u Gargaaro Shacabka Walaalaheen ah Ee Falastiin

    South Africa Way Mahadsan Tahay Sida Ay Dulmiga Lagu Hayo Reer Falastiin oga Dhiidhiyeen

  5. Illahow ducada naga aqbal illahow dad wanagsan oo ducadooda la aqbalo baa muslimiinta ka buuxee Illahow u hiili reer falastiin Illahow yuhud iyo gaalo uu u horeyo mareykanka Illahow guusha sii falastiin Illahow u gargaar hooyada ooyaysa caruurta ciilka ku koraaya ee walidkood iyo ehelkeedii la laayey Illahow adigaa u maqan yaa rabi😢😢