Refreshing & Healthy drink | Somali food with a Modern twist
Refreshing & Healthy drink | Somali food with a Modern twist
is ku qaboji caditaan kaan cafimaadka u fiican!!
source
Reviews
0 %
mahadsanii habebbtyyu
beedraaf ayaa layiraahdaa Somali language
mash allah waan baroobanah Isham allah
asc beets miyad karisay mise waa raw beets
jazakalah qeer abaayo hafza
jizaakalaaag
Mansha Allah ramadan Karim sis, thank you.🌙😊
Masha. Allah jzkh sis
mashallah casdi mahan ramadaan kariim abaayo
masha alah abayo
beeytaraf aa ladhaha Mrs xafsa
asc walashe rabadan kariim waxaa ladha haa beeydaan gurigeeni xamar ayoow kabaxaa waxaan xasoostaa marki lasexdo habenki ayoow sodhici jiray sabaxdi markan kakaci inaan gurtiyo ayaan cinijitnay ani iyo ciyaalka aan isku dugsi nahay
Jazaakallaah Hafza😍😍😍
Masha allah sister
masha allah xabibti
baytaraf ayaladhaha xafsa
asc habibtii masha allah
wayahay xabibti mahadsanid eewalal kus kuska soo gali anagana wan ka halnay juska
mansha allh abyo jasaa kalaah
asc abayo ramadan karim mashaallah wan ka helay mahad sanid
mashaallah walaasheeydi. mahadsanid In badan. ramadaan kariim
mashaa allha shukran jazakalahu qeer abayo🖒🖒💘💖💓
baytaraf aya layidhah badrul na walayidhah wllo jasakalah
asc wll waad mahaad santahey Ramadan kariim 💪💋💖👍💓
mashaAllah
s hugran
walaal
Masha Allaah Ilaahey xifdigiisa hakugalsho adiga iyo ahlkaagaba😍😍💜💚👍👍💞
kan gududka ah waxa waye Romaan aye ladhah wan geed u quranka shega abyo
waaaw masha allah
masha Allah macaanto shugran sabiibtii
masha Allah shukran qali
masha allah Abayo cadey Alle haku dayo wan kafaidnay
jazakallah khayr abaayo
Masha allah
asc.
ramadan kariiim.
waxan u'aqaanay
baytaraaf(beets), liin dhanaan iyo rumaan( ka midhaha leh)
Beytiraaf salar uun ban ku darsan jirnay…,
maashallah nice I will try today waxaa ladhahaa oo kale beeytiraaf
MashAllah thanks for another great idea i will be making it inshAllah.xxx
Mansha allah
masha allah hafsa jazakallahu kheyr qaali😘😘😘