qurac di cida cambabuur 🤗🇩🇯Djibouti recipe eid breakfast so yummy enjoy it

Author Avatar

FARHIA CUISINE KUSHIN

Joined: Mar 2024
Spread the love

qurac di cida cambabuur 🤗🇩🇯Djibouti recipe eid breakfast so yummy enjoy it


BISMILAHI RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALLA MOHAMED

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

39 Comments

  1. Asc wllo fartuun qofba si buu u yaqaan ….. lkn intaad ku dartay waxa ka dhiman khamuunta cagaarkaa & xabad basala oo buuran oo aad qooshka ku rido basasha marka uu kuu khamiiro ka saar eed dubayso canjeerada qooshka ama cajiinkana yar adkee…..

  2. Dadka Khalad ha u sheegin,cambaaburka sida lo ma sameeyee.caano iyo ukun laguma daro hadhuudh AMA budho iyo khamuun iyo basal aya lagu daraa.sisina Laguma daree Xabad sawda aya lagu daraa. Marka la dubana in yar oo salid iyo sonkor aya dib loo shiila.

  3. Cambaaburka sidan maloo khafiifiyo ee dhumucba loo yeela qli mida kle xawaaji dhuudhuub maaha waa khamuun waxa lagu daro sida canjeero somaliga ayaa loo qasaa loona dubaaa waxaa lagu darayo uunbay ku kala duwanyihiin Borama ilaa saylacba laga cunaa jbooutin way cunaan ciid bilaa cambaabur ah ciidba maaha mida kle basal iyo toonba lagu daraa sis

  4. 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇸🇴👍👍
    💚💚💚💚💚💚💚💚💚
    💛💛 🕊 ሰላም 🕊 💛💛
    ❤️❤️❤️❤️❤️️❤️️❤️️❤️️❤️