Pescatore Restuarant Mogadisho
Pescatore Restuarant Mogadisho
Waxaan booqasho ku tegay maqaayad cusub oo Maaalada Muqdishu, xaafada Liido laga furay, PESCATORE markii ugu horeysay ee la furay waxay ahayd 1976, iyadoo ahayd meel cuntada badda laga cuno, iminka ayaa dib u habeyn aad u weyn lagu sameeyay
source
Reviews
0 %
This is a demo advert, you can use simple text, HTML image or any Ad Service JavaScript code. If you're inserting HTML or JS code make sure editor is switched to 'Text' mode.
Muqdisho i am sorry dadkii ehelkeedi majoogaan waalaga guuray reer baadiyo jaahiliin baa xoog muqdisho ku heystaan
magaca halaga badalo {pescatore} wa talyani oo macnahedo yahay malay dabato ama kaluunle. ee magac somali. u bixiya blue marlin asiganaa halaga badalo la bamba ku dara
Somalida meelo qurxon ayey furayan balse service ka ayey ka liitan one 🍵 of tea aya sugeysa 10 mnt waxa dhihi laha service wax halaga badalo
Wa meeel aad jawigeeda u macaan
maansha alaah beautiful
Mashallah ♥ ♥ Mashallah inshallah maqayadan bar un ina kaso casheyo ayan rajehaa inshallah 🙏 ❤ cadi wxan modayay Los Angeles California iney kutalo ma xamar baah ya illahi offers excellent quality service 😀 food beach ⛱ for Lindo ⛱ beach Love ❤ Lido from Somalia Beach ⛱ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 beautiful home 🏡 restaurant restored 😀
M.Allaah. Alle habarakeeyo meheradda waa meel qurux badan.
maqaayad ulajreedaa dalkeena qurxonaa ilaahoow noo hagaaji
Holiwood dukaan loofuray haye
Mashallah
mashaAllah alow no siyadi
Hotelkan xalay la qarxiyey sola portal video ka qaaday. sola ma kuwa wax qarxiya baan la xiratay?
Mashalaah muqdisho magaalo nololeed
Dheh alaah xifdiyo
Stunning views Maasha Allah 😍🥰💖🧡💙💙💙💙💙
Xeebta jambigeeda la dhisay wxaas Waa sharci daro weyn.! Qurux dii view gii bada laamiga wixii ka danbeya waa in la bur buriyo
one Masha Allah beautiful video 👏👏.second Unreal how these buildings are so close to beach water-zoning red flags all over.
Maasha Allah
Maasha allah,inkastoo aan isku aamini Karin Meelahaas
What a beautiful place
Mr Hollywood wan ku salamey xariif
Wadan barwaqeysan wan haysanaa Sida: Macdanta, Hawada Macaan, Cimilo Macaan, Quruxda I.W.M
Aawi dad israaco ayaa larabaa oo hal figrad ku shaqeeya iyo kaladanbeeyn
Mashallah
Waxaan sugayey in aad cuntadoda na tusto laakiin waa meel aad u qurux badan mansha Allah
Mashalah walal lakin camerada ayan sifican malinti uqabaneyn calashan too much reflection
Masha allah allow nabad waarta