
News jubaland oo mar kale soo dirtay ciidamadii dowlada ay ku qabatay Raaskmabooni
News jubaland oo mar kale soo dirtay ciidamadii dowlada ay ku qabatay Raaskmabooni
Maamul goboleedka Jubbaland ayaa weli ku howlan soo daabulidda ciidamadii ay dhowaan dowladda federaalka Soomaaliya gaysay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, kadib markii looga adkaaday dagaalkii ka dhacay halkaasi.
Qaybtii labaad ee ciidamada dowladda ayaa maanta diyaarad laga soo saaray magaalada Raaskambooni, waxayna kasoo…
source
Reviews
0 %