![Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wafdiga Kenya Ee Dhex-dhexaadinta DF Iyo Jubaland La Qataane RW Xamse? Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wafdiga Kenya Ee Dhex-dhexaadinta DF Iyo Jubaland La Qataane RW Xamse?](https://i.ytimg.com/vi/9bSWt8CbBHY/maxresdefault.jpg)
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wafdiga Kenya Ee Dhex-dhexaadinta DF Iyo Jubaland La Qataane RW Xamse?
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wafdiga Kenya Ee Dhex-dhexaadinta DF Iyo Jubaland La Qataane RW Xamse?
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wafdiga Kenya Ee Dhex-dhexaadinta DF Iyo Jubaland La Qataane Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre?
CDisclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and Youtube
© Color luts music and all graphics…
source
Reviews
0 %
Ama diid ama yeel doorasho qof iyo cod wa waajib qasab ah 🇸🇴qabiil danbe wax laguma dooran doono insha allah
2019kii sax ayeey aheed dorashadii Madoobe ee Kismaayo lkn hada sax mahan 😂😂😂
Wllhi inaan sidaan dowladnimo lagu gaareeyn waa isla nadaamkii hogaamiye koxeedyada oo magaca loo bedelay
Ethiopia iyo Kenya ayaa maamusha Somalia
Acw.Nagaad TV-mufakir,sheekh, Somaalidda-aqoon,Toosiyaha ummadda,garsoore,daryeela,wacyigaliyaha ummadda,oo dadka dhibaataysan u hadla,Suxufi,macalin,mutaxalil, ama gurfeeye,waddani iyo aqoonyahan Soomaaliyeed-Kheyr allaha kusiiyo adiga iyo shaqaalahaaga,sida aad soomaalida aad runta uga sheegto.illaahay hakaa abaalmariyo, sida aad ubaraarujiso ama aad u wacyingaliso dadkaada iyo dalkaada, oo aan sida qabiyaaladda iyo ku oorkacsiga aan ku jirin,adiga iyo dadka ka shaqeeya waarbaahinta ee waddankooda iyo dadkooda jecel oo dhibaatadooda ka damqanaya.waxaan idiinlleenahay"Virus badan baa jira,ee waxaad kaashataan"(Cabsida ilaahay,Sabirka,dadaala,illaahayna talosaarta, ha caajisina), oo markaas waad liibaanaysaan,insha allah.ilaahay hanaga qabto, codowga ummadda Soomaaliyeed,iyo kuwa diinta sharafta leh, ee islaamka kugabanaya; ama ka beensheegaya,ee ah Al-shabaab,iyo wixii la midka ah(IWM.)ilaahow naga qabo,Ilaahayow, Soomaalidda qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley,oo Burcad isu mari.Dowladnimo wanaagsan Allaha-raxmaan ha na siiyo;Aamiin.
Dhexdhexaan, iyo heshiin loo maro wado kasta oo wanaag lagu Gandhi Kara, maxa ceeb ah oo ku jira? Dowladda hadii ay dhahdo Axmed madoobe laba hadli Mayno, war kale iyo eedayn ayaad sheegi lahayd ayaad maanta. Garaadkiina ha Koro adeer. Raggaan kismayo iyo Muqdisgo Tegan ee Nairobi ka yimid wa Somali, hadii xal ay Keenan maxa ku jaban?
Ahmed jiis jubaland xoog buu ku haystaa mooryan waxa dacwooday kenyana ku cabaday waa isaga kenya kuguma hayn karto jubland miushii aad ka timid ee amxaarka kugu wasayay baa ku gursan hadaan nabad diido
Saxaafi Abdijaliil Show Waad Kumahadsantahay Soogudbinta Wararka Sugan. Intaas Kadib Aniga Aragtideeyda Waxaan Leeyahay Ahmed Islaan Waa Laga Gardaran Yahay Waxaana Gardaran Madaxwaayne Hassan Iyo Raaysalwasaarihiisa Hamze,Sababtoo Ah Madaxwaayne Ahmed Waxii Shalay Uu Kadiiday Madaxwaaynihii Hore Mudane Farmaajo Maanta In Uu Kayeelo Kooxdaan Villada Joogta Waa Uga Gardaran Yihiin.
Xasan qab laawe damer
Falaqeynta kuma fiicnid ee Wareeysida iska aad Saaxiib Halkaas kuu roon adiga falaqeynta Rag ku xeel dheer ayaa jira u daah
Waxa ka so baxa mw jubland ahmed madobe doorashadisa wu qabsanaya
Afka rer muduga baro sxb afsomaaliga waa kugu adagyahay
Cida.tabashada.qabta.jubalànd.oo.kaliya.mahee..daarood.oodhan.ayaacashadaqaba.waanaladhageysanwaayay.loojoojinmaayo.ayaakusoodhamaatay2loojoojinmaayo.ayaais.haysata😂
Reer Jubbaland waxay u jiheysteen Qabsashada Doorasho Dadban waxayna ka xirteen Garoomadooda Madaxda Dawladda Federalka xilli Dawladda Federalka Soomaaliya u muuqato inay dawlad Goboleedyadii kaga soo hareen GALMUDUG iyo Hirshabelle.
1.Somaliland Waxay Qabsadeen doorasho Qof iyo Cod si ay u doortaan Xilka Madaxweynenimada ee uu hadda hayo Muuse Biixi. Soomaliland Doorashadeedu waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya. Muddo 34 Sano ah ayey lahaayeen maamul gaar ah. Waxaana Fashilmay isku day kasta oo lagula mideyn lahaa DFS ilaa iyo markii DFS la dhisay 2004 iyo ka hor shirkii Carta ee 2000. Waxaa kaloo fashilmay rabitaankii reer Somaliland ee aqoonsi Caalami ah. Gaar ahaan Dhawaan waxaa ka soo goostay Somaliland maamulka SSC Khatumo oo ka kooban Gobolka Sool, Degmada Buuhoodle iyo Deegaamo ka tirsan Gobolka Sanaag, taas oo meesha ka saartay rajadii in Somaliland mustaqbalka loo aqoonsado dawlad Madax banaan.
Somaliland waa maamulka kaliya ee Soomaaliyeed ee qabsaday doorasho Qof iyo Cod ee heer Madaxweyne. 4 goor ayey ku guuleysteen iney hirgaliyaan doorasho Qof iyo Cod. Waxaana ka mid ah MW-yaashii lagu doortay MW Mohamed Ibrahim Cigaal oo soo Noqday RW Soomaaliya, MW Riyaale Kaahin oo xil sare ka soo qabtay Sirdoonkii dawladdii Soomaaliya, MW Siilaanyo oo Wasiir ka soo Noqday dawladdii Soomaaliya iyo MW Muuse Biixi oo Pilot ka ahaa Ciidankii Xooga dalka Soomaaliya.
2 Puntland Doorashadeedu Waa ka Madax banaan tahay Dawlada Federaalka Soomaaliya. Waa maamulka ugu faca weyn ee qayb ka ah Nidaamka Federalka Somaliya haseyeeshee aan wada shaqayn la lahayn Madaxda DFS ee hadda talada haysa. Puntland waa maamulka labaad ee Qabta doorasho Qof iyo Cod ee.heer gole deegaan. Waxaase u dhiman iney doorasho qof iyo Cod ee Baarlamaan iyo Madaxweyne Qabsadaan.
3.Jubbaland doorashadeedu Waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya
Saddexda Dawlad Goboleed ee ugu faca weyn maamulada Soomaaliya ka jira waxay qabsadaan doorashooyin ka madax banaan dawladda Federaalka Somaliya oo isugu jira doorashooyin DADBAN ama doorashooyin Qof iyo Cod, haddana waxaa laga yaaban yahay Waxa ku kalifay Madaxda DFS iney ku dadaalaan in maamul Goboleedyo qaarkood ku khasbaan Muddo kororsi Sharci daro ah.
Waxaa dhawaan madasha qaran oo aysan ku jirin Saddexda Maamul ee ugu faca weyn dawlad goboleedyadu ku dhawaaqday in muddo hal sano ah loo kordhiyo muddo xileedka dawlad Goboleedyada oo dhan.
Ka sakow Saddexdaa Maamul Goboleed, Waxaa dhawaan isku dhacay Madaxda DFS iyo Maamul Goboleedka KGS, Waxaana soo baxday inaan Shacabka reer Koonfur Galbeed wax kalsooni ah ku qabin Madaxda hadda hogaanka u haysa DFS ee Muqdisho.
Siyaasiyiin badan waxåy u arkaan qorshaha Madaxda Dowladda Fèderaalku kåga hòr imaanayaan doorashooyinka Maamul goboleedyada mid lagu waxyeelayo Nidaamka Federalka ee horey loogu dhisay dawladda Federalka Soomaaliya.
Waxaa. Kaloo Madaxda DFS lagu eedeeyaa musuq-masuq balaaran iyo maamul xumo iyadoo caalamka ku tilmaamay Maamulka Adduunka ugu.musuq maasuqa badan.
Waxaana muuqata in DFS aaney saamayn badan ku.lahayn inta badan Gobolada Dalka. Xilli la sheegay in baarlamaankii Federalku sii kala qaybsamayaan.
Madaxda Dawladda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyaa iney sheegashada qorshe doorasho qof iyo Cod u adeegsadaan oo kaliya iney muddo xileedka ku kordhistaan.
Koonfurta Soomaaliya oo ay khilaafaad beeleed iyo Colaado Al-shabaab ragaadiyeen ayaan rajo laga qabin in mustaqbalka dhow doorasho Qof iyo Cod ka suurageli karto.
Laakiin Su'aashu waxa weeye haddii maamul goboleedyadii ugu balaarnaa dalka ay ka xiriir Furteen Madaxdii Xarunta dhexe ee muqdisho, muddo intee le'eg ayey shaqada siî wadi karaàn. oo xiriirka Caalamku la leeyahay madasha Qaran sii socon kartaå iyadoo siyaasiyiin badan ee soomaali aaminsan yihiin in la sii kala furfurmayo.
Soomaalidu Waxay u baahan tahay Dibu heshiisiin Qaran oo Soomaali oo dhan mar kale hal meel la isugu geeyo oo Dawlad Midnimo Qaran loo dhiso.
24 Sanno Kadib, Shirkii Carta oo Dawlad ku-meel gaarka ka dhalatey, waxaa muuqata in Soomaaliya Nidaamkeedu weli qabyo yahay oo ubaahan yahay in dib la isugu celiyo si loo helo dawlad Soomaalida ku kalsoon tahay oo taageero buuxda ka hesha dadkeeda
Hadda waxaa laga cabsi qabaa in hogaan xumo awgood, shisheeyuhu isku dayo inuu kala qaybiyo oo midba qaar goostaan dalalka deriska ah ee Kenya iyo ETOBIYA ama soomaalida khilaafkeedu sababo mar kale iney burburto dawladnimadeedu siddii dhacday 1991dii.
Si kastaba ha. ahaatee dadka qaar waxay ku doodayaan in dawlad goboleedyadu Noqon doonaan meelo lagu badbaado haddiiba Xarunta dhexe ee dawladda Federalka Somaliya lagu kala tago. Sidaa awgeed, waxay mudnaanta siiyaan in Dawlad Goboleedyadu yeeshaan awood bulsho iyo Qaanuun oo ku dhisan dastuur, gole baarlamaan iyo maamul leh awood fulin. Kaas oo u saamaxaya iney Qabsan karaan doorashooyin heer Dawlad Goboleed oo ka madax banaan doorashada Dawladda Federalka.
Siddoo kale Jiritaanka dawlad Goboleedyo haysta amni iyo awood waxay aasaas u noqon karaan in mar kale dib loo dhiso dawlad Qaran haddii DFS ee iminka Jirta kala daadato.
Ethobiya oo horey xukunka u dhaafisay MW hore
C/Quasim Salad Xasan iyo MW hore C/llaahi Yusuf ayaa u muuqata iney maantana ka laalaado MW Xasan Sheikh.
Ugu danbeyn, Waxaa jirta dood weyn oo Soomaalida dhexdeeda ah in haddii 24 Sanno kadib Shirkii dib u heshiisiinta Qaran ee Carta Somaliland lagu soo dari waayey Nidaamka Federalka ay xaqiiqo ahaan fashilan tahay Dawladda Dhexe ee Federalku oo loo baahan yahay dib u heshiisiin kale oo midnimo Qaran la qaban qaabiyo si la isugu keeno Dawlad Goboleedyada.
Xassan sharci darada uu doonayo ayuu rabaa inuu meel marsado
Madaxbanaanidi dalkana meel ooga dhacay
Dalka Kenya ayuu hoos geeyey meesha uu
naleeyahay waxaan la Dalka Ka saaraya Etheopia
oo labaduba doonayaan inay Bada Soomaaliya ayadoo Kal hore
ay Kenya qaadatay 19km
Xassan waa qaa,inul Wadan
Waa in la Iska qabto
xoreeyo ayaa Ka horesyo
Xakee ka qabanaya inu
qabanayanma wadada mala Allmukarama
Xasan munaafaq wadankan mahogaamin karo waxuu yaqaan sida dadka masaakiinta ah loo barakiciyo,,qabuuraha in lafaago,,,hantida dawlada inuu xaraasho moyaane wax kale mayaqaan
Wadanka Kenya Miya Laga xakuma mise somalia,,xasan munaafaq waa ku fashilmey siyaasada wadankana mahogaamin karo,,,inuu wadanka xaraasho moyaane wax kale mayaqaan
Doorashada JUBALAND waa dhacaysaa loomana joojinayo mooryaanta xamar ka qeylinaysa
Asc
Asc
rufiyaan kenya u shaqeeya
waraa duliyahow madaxa mudaca leh ha isku lifaaqin calanka kenya iyo calanka somaliya
Majirto waxaad wadaan. Majiro maamul kaween Sharciga dowlada Maamulkii qilaafa sharciga laguheshiiyay waxoo lamidyahah Argagaxiso. SHARCIGA LAGU HESHIIYAY AYAA DADKA DHEXDHEXAADIYO E AJINABI AMA SHIR WAXBO MA AHAN. 😮… CADAAB WAAYE RUNTA