
MARWO LA QABO OO NIN KALE 6-CARUUR AH U DHASHAY | MARKHAATIGA NOOL
MARWO LA QABO OO NIN KALE 6-CARUUR AH U DHASHAY | MARKHAATIGA NOOL
#subscribers
US Republican criticises House vote to sanction ICC
Congressman Thomas Massie, who voted “present” on a bill to sanction ICC officials over their arrest warrant against Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, says US lawmakers should focus on America.
“The US House did only one thing today,” Massie – a rare…
source
Reviews
0 %
Waan idin salaamay walaaladey C xaafid iyo Axmed waxan odhanlahaa Idaawaqaca baraarujinta xoojo koleyba sheekh bad tahay culimada ku xidhan dhibka wuu badanyahay Allah ha nagu sugo dinnteena ubad ka Allah haynò xifdiyo u barino Rabigii na gu irsaaqay
Shukran wa jazaakallahu kheyran my bro 👍 👌
Waa yaab calafka yarka ah ayaa dadkii Soomaaliyeed lugooyay isbitaal waa free cunto waa bilaash 4000$ ama kabadan ayaa bishii isoo gasha waa waxa dadka lugooyay qof Yurub ama Kanada ama America ka imaaday sharaf uu dadkii uu u imaaday Dheer yahay maleh waa duli gaalnimo kasoo buux santay sharaf waxaa leh qofkii dhulki uu ku dhashay jooga asaga iyo ilmihiisiba su,aal maxaa keenay inay wadamada reer galbeedka dhaqaalo badan yeeshaan? Maxaa keenaaya in Africa laga cararo? Maxaa keenay inay dadkeeni xitaa kuwii waa weynaa ee wax garadka Iska dhigaayay ay sharaf u yeelaan reer galbeedka? War dhaqaale badan cisbitaal free ah guryo quruxsan noolal wanaagsan lacag badan iyo diin saafi ah mid uun qaata caruurta aad gaalada u qayseen ee qaarkood aad inay tahriibaan aad ku kaalmay seen haday gaaloobeen idinkaa udoortay gaalnimada.
Axmed ida waqaca wariye weyn
Subxaanllah 😢
Aniga 30 sana jiraa waxaan haystaa 7 cayaala kala hooyo ah qurbahay igu nool yihiin akhlaaqdooda maanshalh bcoze sxiib baan la ahay ani naag aanqabay waxba igama galin lkiin ilmahayga sxiiban lanoqday Alx hooyinkood anay iga jecelyihiin weyna is jecelyihiin iyagoo kala hooyo ah naag somaliyeed waxba haku halayn coze aqoon malahan
I am currently living in Hargeisa I had all my kids in the UK, I moved to Hargeisa 3 years ago l and alhamdulillah they are doing well caruurta diintoda iyo dhaqankoda ayaa mihiim ah. I grew up in the Uk myself and I know what children go through in the UK. Faido badaan ayeey ledahay caruurta somaliya laguceliya❤❤❤❤
Ain’t no way am raising my kids in Somalia 😅 cayda 90% is normalised- hooyada san abaaha san yab
Idaa waqaca maxay kuugu baxday
I totally disagree idawaqaca contradiction. Marna america amaan marna somalia amaan.
wadaka nabad kadhiga hadaada rabtaan in ay umadu wadankoodi ugu laabtaan.
ASC-
WAXAN KU FARAXSANAHAY IN MOWDUUC MUHIIM INO AH QURBO JOOG AHAANTEENA FAIDO WEYN INO LEH:
WAXA IS WEYDIN MUDAN SOMALIYA 34 KA HOR MUJTAMACA SIDOO AHAA MAA KA HADLEYSAN MISE SOMALIYA HADEER?
TAN MANTA DEGAAN KASTO OO CASIMADA LANBAR ONE KA EH YAA KUNOOLAN KARO
MA DIIN SAX
AMA DHAQANKII AAN GARAN JURNAY BAA JIRA?
Allaha kariiiiin
الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
Allahuma najinaa
War hooy yaan dumarka la ceebaysan.
Illaahow adaa qashinkaas iga kafaalo qaaday.
Yaa huu
xasbunalllah wlhi aduunkan wax aadan arkeen maleh waa aakhiru samaan😢
In lasheego maxaa xigmad oo kujiro waxaani bulshada ayuu shaki ku Abuuraya warxishoda ragoow
ilaahay adiga ayaan ka maqan galay
war waxaan wa sakhdabulshada ha la hor
maanina
Raga soomalidu naagtey dhiraanba midbey ka dhaba gursadaan 😂 sheekdan maba igu socoto 😒
Gabadha sawirkeeda ka qaada
Kaxaynta caruurta waa arinn wacan,ilmahaagii oo afkaagii iyo dhaqankaakii aad bartay.
How is this a news though???
He is mad
I come to Europe at the age of 10 today I am a father of 4 kids my oldest son is 14 years alx and my plan is to go back home with them Insha allah
Anigoo yaraa ku fiirsan jiray miyaa tiri timaha beeratey been ku sheegay c,xafiid😅
Garweyne shaki kuma jiro in uu osman mahamud yahay
Waa fariid good job
Sawirka qofta dumarkaa eed saartay wax fiican maahan
Dumarka masakiinta ah Ee aan wax baran ama passport haysan ma miskiinba misku la kore leh because she is powerless? Marku sheikhii diinta yaqaanay ee cadaalada laga rabay sidaa u hadlayaa kuwa kale maxaa laga filayaa! Please Axafiid dooda iska soo dhagaysoo ciid walba ha iska keeni waayo barnamij kaga ayey sharaf xumo ku tagat 😮
How can you call a child WACAL meaning bastard? You are wrong. Children are innocent and you can not call them such a derogatory name. You can say children born out of wedlock. You need to learn sensitivity language.
Subxanalaaha
Ninkaa odayga ah
Wuxuu ugu qaldamay .meelkaga dhacy liiday
Gabdheheena sharafta bdn .Baarinta ah ee wadankena jooga somalia
Markuu leeyey waa in mudnaan gaara la sii yaa gabdhaha basa boorka wadamada reer galbeedka haysta
Ninka waa inuu raali gelin ka bixiyaa hadalkaa
Yaa xaas faraxsan waa reer faraxsan
Caruurta, haddii la gaxanayo Aabo iyo hooyadu labadduba waa inay kaxeeyaan, hadiii kale ma shaqaynayso
Wadanka hadda akhlaaqiyaadka waa ka dhamaadeen , Ciyaalka dalka ayaa ka akhlaaq xun kuwa qurbaha
Ciyaalka qurbaha ku dhashay o ku koray waa ari carbeed
Qaar lacagta waxay ku bixiyaan gifts tik tok live
Wlhi wxa dhihi laha raga somaliyed ee bdna qurbaha jira ama safara bdn inay mar walba ilmahoda DNA ku sameyan inta nin kle ilmihisa korin lahayd ku tacab beli lahayd dumarka nocas ahna lo fashiliyo imanka Allah hano sugo
asc maasha allaah wariye axmed idaa waqaca
Soo badiya wareysadan oo kale
Sheekhoow ka soolaabta dhul gaalo caafimaad iyo cuto wax ka qaalisan ayaa lagu qasaaray
Ilaah dhul keena nabad ha nooga dhigo madax kheyr qabto ilaah ha nooga dhigo
😂😂😂😂 abdixaafid yaa weeyn labadiina waa ba iska ag dhawdihiin xaga da,da