Laba sannadood kaddib, Xaaladda Dalka, Burburka Ciidamada, Awoodaha Raisulwasaaraha&Musuqmaasuqa..

Author Avatar

Abdijaliil Show

Joined: Apr 2024
Spread the love

Laba sannadood kaddib, Xaaladda Dalka, Burburka Ciidamada, Awoodaha Raisulwasaaraha&Musuqmaasuqa..


Laba sannadood kaddib, Xaaladda Dalka, Burburka Ciidamada, Awoodaha Raisulwasaaraha&Musuqmaasuqa..
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news,…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

43 Comments

  1. khaa'in ilaahay ka furtay oo beena waas ah, labo sano ka hor xamar amni darada iyo xaalada ka jirtay waa la ogyahay maantana waa la arka, ciidamada aad leedahay waa burbureen xagay ka shaqayn jireen oo aan ahayn in ay siyaasi weeraraan

  2. CBB waramaya, nin shalay maamuli waayay doorashadi somalia ee eexda sameenayay, kabacdina laga raacdeeyay kadib marki lagu helay korobshan.

    Xasan maamul garaneenin taas hadaan kaa yeelo

  3. Ciro nin la.yaqaanba ma.aha meesha cidaa siyaasad uga qaadan kartaan uga qaata soomaaliya iyo cadawga ethoopia xaddawga ayaa idiin sukeeya soomaaliya wax u wanaagsan cidina wax idinka weeydiin meeso hasan qeeybtii hore iyo hadda makala duwan yahay xamza maxuu u keenay oo majeerteen iyo iyo mareexaan muxuu u keeni waa yay😂😂😂😂😂😂😂

  4. Waan garan waaye waxaan ku tilmaamo waraysigaan waxuu kulansaday.
    1.Naf hurnimo & jacayl wadanka.
    2. Daacadnimo & danqasho
    3. Dhab ka hadal
    4. Xog-ogaalnimada

  5. Xasan Sheikh in uu wax bur buriyo ayuu u yimid Villa Soomaaliya ee uma imaan in uu wax dhiso sababtuna waa Hantida umadda Soomaaliyeed ee laysto mid guud iyo mid gaarba sidii ay usii haysan lahaayeen isaga iyo reerkiisu

  6. C/jaliilow hadey sidaan tahay oo Xasan Sh wixii dalka iyo Somali weyn waxoodii isku koobay xaq uma laha aaway shacabkii iyo mucaaradkii mudaaharaad aan kala joogsi lahayn oo laysaga kiciyo waa in la qabtaa asagaba xiligii Farmaajo hal maalin afkiisa isma qaban ilaa uu kasoo laabtay laba sano ookale yaan loo dulqaadan intaan ayaa nagu filan😢😢😢

  7. Ma wanangsana nin madaxweynaha sidas dhan loogu mujiyo ixtiraamdatro nin careysan ba laga dhadhansanaya wareysigan
    Dowlada somalia iyo mamulka madaxweyne xasan weye orahda saxda ah
    Xasan sheikh maleh dowlada horta

  8. Xaqiiqda kan benale weye kulaha Alshabaab aya Manta ka Xog badan Waygii hore dalka Xukumi jiray Farmaja Ninyow Micaarad iyo Qof Qabyaleysan ba tahay masulna Madihid war Dowlada wax badan be Qabday waxna Wee uharsan tahay ee Hala iska Dhafa Qabyalada iyo jahilnimada Dowlad shaqsi iskama lahan anaga oo idil ban iska leh aan tagerna Waxii Qaldane hala Saxo