
KOOXDA QEYLODHAAN QIYAANO QARAN 2025
Aflaanta Studio
Joined: Dec 2024
KOOXDA QEYLODHAAN QIYAANO QARAN 2025
Kooxda qeylodhaan 2025
Hees Qiyaano qaran
Miraha Cabdulahi cali madoobe
Laxanka cumar heybad
Codadka xuseen shire Ciyaar jecel
Cusmaan keenadiid ozzy
Cumar Ismaaciil cumar heybad
Musiga bulshaawi
Camera+Edit By
A/jabar Ali Nibte
https://www.youtube.com/channel/UC3K0wSKg-V8MNeXc78Hie9Q Fadlan
Subscribe Noo Saar
SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨…
source
Tags
abdirisaq anshaxasmaBritish Somalidayax bandEast African MusicEthiopian Musicfansan bandhawraarhees cusubheeso cusub 2020music videosismaaciil aarkakiin jaamacmursal muuseMusicmusic channelnajma nashaadqamar suugaanisafwaansomali kabansomali musicsomali music channelsomali music videosomali newssomali qaramisomali songsomali songssuldaan seeraarugbaadwaqal musicwaqal somali musicWaqal Studioxariir axmedzaki
30 Related Posts
Somalia 🇸🇴 ale ha mideyo
Qabyaalad heesaysa
Dalxoreye mahan masakin barakacshe😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅
Wasax 😂😂😂😂😂
Somalia 🇸🇴 💪 👌
Heesta run mooyee been laguma darin hadaan xasan la difaacaynin
Guul dalxoreye
tan qayloodhan mahan ee waa Qabiilkaygoow dhaana
Nabada muqdishu kajirto ayaa idin dhibtay qaraxi iyo jidki xirna iyo dilki madaxda ba nala rabtaan wa idin fahany lkn waxan layaba qofka muqdisho jooga ee an arag nabada ee qof dibada ama gobolada jiro maankisa badalaya😢😢😢dhiiga umada rabtaan alle haidinka qabto
Beenti labaray. Qiirojabakah😂😂
Dislike 👎
❤❤❤❤❤
HEESTAN WAA IN NIIKO LA SAARO WAA MARIIXAAN KURSIGA NIIKO RABO IN AY KU FUULAAN
YAA FAQASH DAAROOD AH WAA WAREEY
😭😭😭
Ileen runta aya laydinku haysta walee wa runtin
Abu axmed
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 4:45 ok
Reer Qaylo quutow Hasan waa dadalay oo qubuuraha ayuu idinka soo saaray.
warkaa farmaajo ha dhoho waannu qaadani markaa balse idinku been weeyi warkiinu
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wardawadhilifow qaraxii soobe somalidu kula aday ninkii dadkiisa gaday😂😂😂 soo farmaajo maahayno dalxureye nooloow nacaku hakàajabo b😂😂😂😂😂
Heestaan Alshabaab weey Fasaxeen
Waxas waa leysku xarood amxaaroy 😂😂
Birmadi xasan shiekh dal xureeye cadiwgaaga cagta hoos
Mahadsanid Mahadsanid xuseen shire
Long live Somalia 🇸🇴🦁💪🫡💯 AUN Mohamed Siad Barre 🤲🦁🫡🇸🇴💯
Ilmo cayaar jecel tuugo aan laga tuugsaneeyn xagee jireen afartii sano ee farmaajo dadka iyo dalka gadanayay
Kuwo xssan tageray darod wx kashegaya wxa bA aya waa hwiye iswaydiya drood xfadiisa waa nabad adiga laguu doodaya
Xasan waxa uu kala gaabinayaa waa dadkiisa kuwa nool iyo kuwa qabriga ku jira ee haloo daayo weey jecel yihiin aad ha u sii bajaqiyo. iidoorna qarax hala daba taagnaado. isu daaya oo u aamusa.
🥰🥰🥰
Qabyalad waa sidan subxaanallah uf
Fananita qaranka somaliya ee qaylo dhaan kumay darin somaliland gobalada somaliya tasana cadaynaysa inay somaliland tahay dawlad gara o la siman somaliya😂😂😂
Heestan qaabka loo soo saarey waxaan u arkaa iney khalad tahay
sababtoo ah kooxaha heesaha ay soo saarayaan waxey noqon karaan hees anti ah (dhaleecayn ) waana mamnuuc in labaahiyo si international ah ama mid wanaagsan oon aheyn dhaleecayn taas weeye tan la doonayo in baahiyo si international ah .
DADKA XIISO UMA QABAAN CODKAAGA
Hestan runbadna
Balayo kugu dhacday baahane lkn somali odhami hadii ay yihiin dad khayr leh noocas madax umanoqden
Yaa loo fasirayaa marka😂