ICJ | S. AFRICA | ISRAEL OO XAALADU JIQ KU TAHAY | GAZA

Author Avatar

athompson

Joined: Mar 2024
Spread the love

ICJ | S. AFRICA | ISRAEL OO XAALADU JIQ KU TAHAY | GAZA


#subscribe
KIISKA MAXKAMADDA ICJ EE S.AFRICA | GAZA | XOG HORDHAC AH | ISRAEL OO XAALADU JIQ KU TAHAY https://youtu.be/0_s7dU2ap80

Biden says strikes against Houthis will go on
US President Joe Biden has said that strikes against the Houthis will continue until the group halts its attacks on commercial vessels in the Red Sea. The…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

26 Comments

  1. ✌️✌️✌️✌️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  2. Waan ooyayaa markaan dhagaysto dhibaatada shacabka reer qasa iyo dhamaan faladtiinba, maxay galabsadeen oo dhulkooda loogu gumaadayaa😭😭😭😭😭😭

  3. Lama oga khataraha xasiloonida Geeska Afrika.Ciidamada Ethiopia Force,Kenya Force,Egypt Force,some other World Force waxay ku xad-gudbeen madax-banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, Yemen,Lebanon, Palestine, Syrians,Iraq,Iran,Pakistan,Turkey, Russian,Northern Korean,Sudan, Eritaria iyagoo la saxeexday waxa loogu yeero MoU, qaar Isaaqa ah, qaar Ogaadeen ah, qaar Oroma ah, qaar Mareexaan, qaar Raxaween, qaar Majeerteen, Somaliland, Jubbaland, Putland. Koonfu Galbeed Waqooyi, Koonfur, Galbeed, Gobollada Bari ee Soomaaliya, si ay saldhig ciidan uga helaan badda iyo dhul groups yo Mafia. Tani waa fal gardaro ah iyo ku xadgudubka heshiisyada caalamiga ah iyo kuwa gobolka.

    Haddii aan si deg deg ah looga laaban, xaaladda hadda jirta waxay halis gelin doontaa xasilloonida gobolka Geeska Afrika, iyo 54 African countries, Middle East countries taas oo saameyn ku yeelan doonta nabadda iyo amniga caalamka qal qal galinaa ayagoon dhulka Arab iyo African other world gumaysan rabo gabdhaheen black sexy slaves human trafficking loogu geeyaa loogu geeya habeen ki Muqdisho, Narobia,Addis Ababa madaxda Soomaalida other African qaarkood ayaa ah kuwa iyagu abuuray jaahwareerkaas.Runtu waa tan ugu awoodda badan 🔐 aduunka 🌎 in ay gaaraan ujeeddooyinkooda siyaasadeed taasina maaha wax inta badan shacabka Soomaaliyeed ay aqbaleen madaxda Soomaaliyeed.
    Talaabooyinkani waxay horseedi doonaan oo kaliya in dadkeena la takooro, qaarna waxay u horseedi doonaan inay taageeraan qaar ka mid ah argagixisanimada ganacsiga gudaha. Waxa aan waydiisanayno deriskayaga waa inay ixtiraamaan midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya oo aynu ka tagno siyaasadda gudaha