HISHIISKA SOMALILAND | ITOOBIYA | ICTIRAAFKA | JABUUTI | DFS

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024
Spread the love

HISHIISKA SOMALILAND | ITOOBIYA | ICTIRAAFKA | JABUUTI | DFS


#subscribe
HISHIISKA SOMALILAND | ITOOBIYA | ICTIRAAFKA | JABUUTI | DFS DHULKEENA NIMCAA FADHIDA! https://youtu.be/ltroAj7gjuA

Ship sailing off Yemen describes ‘loud bang,’ several explosions
The United Kingdom Maritime Trade Operations organization says the master of an unidentified ship in the Red Sea reported “a loud bang…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

25 Comments

  1. Asc hadii Soomalinimad idinka dhabtahay oo aad badda dan ka leedihiin oo Somaliland dan ka leedihiin oo walaalnimadu idinka dhab tahay hadda Somalind Aqoonsada. Hadii kale ilmada yaxaaska joojiya , xaasidnimada,iyo munaafaqnimada oo uurkiina iyo afkiina is waafajiya. Halka idin ololay waa la ogyahay. Somaliland waxa halkaa geliyey waa la ogyahay .

  2. Guul Somaliland guul guul guul Somaliland country free quickly ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉. Guul Somaliland guul guul guul Somaliland ❤country ❤🎉🎉🎉❤❤

  3. Give naval military base to a foreign army that has invaded Somalia in 1964, then 2006 and funds Alshabaab? Give base to your enemy who works tirelessly to keep you down and divided? NEVER!!!! This will spread to wider conflict in the region when IGAD, UAE, Egypt, Qatar, AU, Djibouti, Eritrea and Turkey get involved.

  4. khabiirku dee malaha siyaasadda wuu khalad fahmay, dee adeer shirkan Jabuuti ka dhacay lama mid ahayn kii carta ka dhacay 2000, markaa falanqaynta si nadiifa uga hadal, dad labada dhinac ah ayaa ku dhegaysanaya warka aad sheegayso ha ahaado mid dadku dhegaysan karo.

  5. Hamblayo Somaliland!
    Jealousy is bad!
    Ethiopia give my parents in 1988 asylum when the Somali government wanted to exterminate his own…
    people!!!!
    It's making sense?!
    Somali people starving and even can't fish? We have a longest African Main cost fuck ! Enough with bullshit

  6. Waxaan layaabanahay dadka kufaraxsan in ethiopia ay aqoonsatay somaliland riyay kujiraan soomaali oodhan gumaysiga ethiopia udiyaargarooba yuhuudii africa waaye reekan soomaalidu goormay caqliga kakoraysaa qabiilkana kagudbaysaa tani waa farxada reer galbeedka

  7. Qac baa faqash tii iyo huwan iyo kalkaalohidi ka yeedhay 😅😅😅😅😂😂😂 iyo dadki xasadka badna 💊 cuna kiniinka dimirka crazy people
    Guul qarankan barakeysan 💚🤍♥️🎉🎉🎉 itobia tigidham qarankan barakeysan tigidham 👊👊🤝🤝🤝👊🤝👍❤💚🤍♥️👊🤝👍

  8. Engineer Abti doon,
    Hawshiisu waa (fiqi bahdi kama janno tago)
    waxaa wax laga weydiiyey heshiiska Abiye iyo Muuse Biixi, maxaa meesha keenay itoobiya dakaddo kale ayey qaadanaysa