HAYAAY! ICTIRAAF KU BADALAN MAYNO CADAAB | SOMALILAND-TA CUSUB

Spread the love


HAYAAY! ICTIRAAF KU BADALAN MAYNO CADAAB | SOMALILAND-TA CUSUB


#subscriber
WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA EE SOMALILAND OO DHULKA LA GALAY MOU-GII | ABIY AHMED, XUKUUMADII BIIXINA AAN WAXBA OLA HARIN https://youtu.be/b_1uZZw1_aI

Hamas approves Israel’s list of 34 hostages to be released in potential Gaza cease-fire deal
Hamas has approved a list of 34 hostages presented by Israel to be exchanged in a possible…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Prove your humanity: 6   +   5   =  

25 Comments

  1. Aadban uso dhowaynaya mawqifkas miyirka qaba ee
    somali land kaso baxay wana
    guul uso hoyatay ummada somaliyed guud ahan iyo re somali land gar ahan iyo caqidadodi dhabta ahayd ee islamka ku salaysna…

  2. dad aqli leh baa yimid 100 milyan oo gaajoonayo maxaa dhulkaaga keenay muuse wuu qaldamay xitaa shaqaalaha idin shaqeeyo yaaney ilmo idinkugu dhalin dhulkiina reer sheeq isxaaqow hadhow waa leydin xoogi oramadaa tirada badan

  3. Asc. Citirafka Ethiopia maxuu ku tari haday la wareegto mada hada haday mar sodagan gacanta reer Somaliland wuu kabaxaya waxna ma dhihi kartid waayo adaa saxiix ku duugay☹️. Marka waa in Somaliland marnaba aysan dhibato gacanteda ku radsan😭. Stop that deal with Ethiopia.