HAWL-GALKA CUSUB | KAMID NOQOSHAHA CIIDANKA ITOOBIYA | DAWACALEY


HAWL-GALKA CUSUB | KAMID NOQOSHAHA CIIDANKA ITOOBIYA | DAWACALEY


#subscriber

ISKU DHEX YAACA WASAARADDA ARIMAHA DIBADDA | CIIDAMADA ITOOBIYA HAWL-GALKA CUSUB EE SOMALIA | JUBALAND https://youtu.be/S-fKzIMSSY0

SOURCE: HAARETZ
Opinion | Israeli Soldiers Are Falling in Vain
I will try here to address mainly the public that behaves like a dumb herd, its feet stuck deep in the swamp and its eyes incapable…

source

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

25 Comments

  1. Thank you for publishing this! I need advice: My crypto wallet on OKX has some USDT, and I tpossess the seed phrase. (clean party soccer advance audit clean evil finish tonight involve whip action)..What’s the best way can I publishing this sending them to transferring them?

  2. 15 Malyan Ma Gaaraan Etoopi Ee Dadka Badan Ay Sheegtaan Waxay Uga Dan leeyihiin inay Spmali Ku Bajiyasn Oo Ay Ka Baqaan Waayo Etoopia Haday Dad Badan lahaanlahayd Dagaalkii 1977 May Soo Kaxaysateen Ciidamada Ruushka Ciidamada Kuuba iyo Ciidamafa Yamantii Koonfureed Ee Etoopia Keligiid iyadoo Ah Bay iska Celin lahayd Somalia

  3. General Wesley Clark ayaa wareysi siiyey CNN asaga oo kashifey in 7 dal labur'burin doono somalia na ey kamid tahay Soo hadii kuwa madaxda dalka ka'eh ey maqleen, siyaasiinta somaliyeed ey maqleen maxaa qorshe lagu fashilin karo in taas ey dhicid wax kaga qabteen???

    Somalia waa unique country oo laheen siyaasad Dagan oo laheen siyaasiyaal qabyaalada iyo danaha qaranka kala saari Karin wali..

    Hadii markii lawada hadlaayo aanan arki Karin danaha qaranka oo tii qabyaalada Kali aan go'aan ku gaarayo sidee ayaan ku noqon karaa wadani oo danaha masiiriga oo dalkeyga aan wax kaga qaban karaa???

    Hadii siyaasareyda ey sidii jirjiroole 🦎 midabka badbadeyso sidee goa'aan adag kugaari karaa since aanan laheen manifesto qaran oo qoran si xukuumad walbo oo imaato ey u raacdo??

    Somalia hadeeysan laheen foreign policy oo in qaar laqorey oo waligeed labadali Karin oo somalia waligeed ku gorgortami Karin ( red line policy)

    Flexible foreign policy oo somalia koow kadhigto intii dal shisheeye danahiisa koow Laga dhigo lahaa

    Iyo domestic policy oo si Dagan oo caqliyeeysan oo ookiyalihii qabyaalada qabin lagu dajin karo constitution ka qabyada eh.

    Wabilahi towfeeq ✌️✌️

  4. ASC Abdihafiid ninkan ujeedadiisa dhanba iyo wareysi kasta oo aad la yeelataba ku hadaaqaya xuma ka sheegista dawladnimafa Soomaaliyeed aadna ugu yeereys inuu yahay safiir iyo aqoonyahan una muuqda inuu yahay nin u iibsan cadowga Soomaaliyeed fulinayana danaha cadowgaa waxaa fiicnaanlahayd inaad ka daysid boggaada wareysiyadiis macnadarada iyo masuuliyad xumada ay ka muuqata.

  5. War kan dhageysigiisa waa khasaaro. Waa ninka yiri Soomaaliya ma jireyso, mana dageyso, mana dhaqaaqeyso ilaa qof reer Puntland ah uu madaxweyne ama ra'iisul wasaare ka noqdo! Ninka caqligiisu intaa le'eg yahay in la wareystaba ma aha, laakiin kan jaqalada buuran ee wareysanayey isku reer yihiin.

  6. War waxaa Maan gaablka naga hor wad turkey iyo Ethiopia wanaaga ay noo hayaa waa maxay midna xoog ayuu badeena ku rabaa midna midna Dan dhaqaale ayuu ka arkay in uu la ganacsado