GUUL SOOMAALI-WAYN | ISKAASHATO MA KUFTO | UNSC
GUUL SOOMAALI-WAYN | ISKAASHATO MA KUFTO | UNSC
#subscribe
MAANTA MAANTA MAANTA WAA MAALIN WAYNEE MAANTA, GUUL IYO GOBANIMO. https://youtu.be/B-FyHJHLt5c
SOURCE: Wiki Review https://www.youtube.com/watch?v=PVUtxYWS5M0&t=300s
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I…
source
Reviews
0 %
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA SUBSCRIBE & LIKE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Waa in lagu daraa fowsiyo iney ayadana noo fariisato gursiga afrika xasanow taariihk ha kaa harto grab istaag fowsiyo
Guul somalia
Maasala
Dadka dacaayadeyay oo dhihijiray jngiliishka ma yaqaan maxaa lagu tilmaamaa wili waxaa udher carabi
Heesihi wadaniyada ee aan la barbaarnay barii samaadki.Rabbi yaxfad hada Al balad Soomal wa bilaad Al muslimun Allahum Amin Amin Amin
Maashaa Allah tabaarakta ingineerka iyo Cabdixaafid waxaan jeclahay sida aad wax isula gorfaysaan kip going sc
Adawl.waxay.u.taagantahay
Midnimada.soomaaliyeed
Laakiin.xasan.sheekh
Fursada.uu.helay.ee.midnimada.somaliya.kama.faaiidaysan
Guuuuul Alxmdulillah
Asc Brit Somali tv ad ad ayan ufaraxsanahay Somali waa Hal waa sxbka abdi yahye o garissa joggo gull ayan rajeynaye somalia weyn
Waxa.soomaali.halkaa.
Dhigay.waa.reer.hebel
Madaxway.xasan.sheekh
Ka.wanaagsan.ale.ha.keeno
Nin.dadka.iyo.dalka.isku.haya
Waxaa kale oo Bogaadin aad ah mudan wasiir Fiqi iyo Qudbadda uu ka jeediyey Golaha hortiisa oo Sharaf u ah isaga laftiisa, Soomaalida iyo intii Garab istaagteyba.
❤️❤️❤️❤️
Mahadda koowaad ee aadami la siiyo ee Libta Guulaha waayahaan Soomaaliya gaareysey waxaa iska leh Ambassador Abuukar Baalle Shaqsiga Qarniga ee Soomaaliya.
Soomaali ma xishooto
Dalka iyo dadka
Xaalada ay ku suganyihiin
Intii diirada la saari ahaa oo loo diyaargarowbi lahaa
Sidii loola dagaalami lahaa cadowga haysta Dalka
in lagu musquulo oo loo riyaaqo kursi labo sano ah oo hadii aan si aqoon ku jirto loo maamulin dhici karto inuu caqabad ku noqdo
Soomaaliya.
Maweelo iyo shibirayahow heesa iga dheh
Dowladda Soomaaliya waa Dab noo wada shidan,; qof kasta oo Dogob saaraana waa mahadsan yahay.
Cid kasta oo wax ka qabatay Guusha la gaarey waa ay ku mahadsan tahay.
Wanaaggii uu keeno ama uu qayb ka qaato qof kasta oo Soomaali ah waxaa wada leh Soomaalida oo dhan, wixii uu xumeeyana waa wax naga wada xumaaday.
Saxiix
Aad iyo aad
Soomaali soomaali soomaali baaleh
Saxiix
Guul iyo gobanimo
Hambalyo Dadk Dadka Somaaliyeed Calankeeni Buluugle Meeshi Sanado kahor laga saaray ayuu ku Solaabtay.
Axmad.abtidoon xukuumada xasanshii tunta umasheego wuxuuxaqiraa dadkii umada somaaliyeed waxusooqabtay sidaadarteed majecli warkiisa
Hambayo my wadankeyga guul an u rajenaa ilahow quruxdeni qaranimadeni midnimadi Somalia 🇸🇴 Dib uso celi ❤🎉🎉🎉🎉🎉
Waxaan u hambalyeeynayaa dhamaan soomaali weeyn.
Walaalayaal waxaan soomaalinimo ku weeyno hebel iyo koox,qabiil ku heli meeysid sidaas awgeed walaal u hiili soomaalinimada waa ceeb waxii soomaalinimo ka hooseyso.
Asc absolutely you are right guys because farkali foolmadhaqdo masha Allah Somaliya 🇸🇴 gool somali people one love ❤️
Waxaas oo guul ah waxa keenay farmaajo