Dowladda Itoobiya oo looga Adkaaday Siyaasaddii Ciidamada Africa ee Somalia Joogi doona Sanadka 2025


Dowladda Itoobiya oo looga Adkaaday Siyaasaddii Ciidamada Africa ee Somalia Joogi doona Sanadka 2025


Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.

Don’t forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood

FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.

QarriJiqood

source

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

41 Comments

  1. Sometimes you are misleading people. You are talking about Ethiopia and at the same times , you are showing tribalism and hates between somali people. Countries in the Horn of Africa should work together and rid off the animosity each another. Don't forget that some somalis people support Ethiopia. It's time to cooperate with your neighboor period!

  2. Marku qofku beensheegeyo ama dulmi usoojesto muxuu blue suit u xirta waan kayaabey bal u fiirso munafiqiinta siyasiyiinta beryahan danbe including sland waa wada blue isweydii
    Quranka aqriya si wax badan u ogaataan

  3. Munafiqiin. Gaalada bood boodk3da iyo beenteda ayaad run modaan markas ayad burn buni naysaan marka ay botada dhamaatona ood aragtaan in ay cabsadeen. Xeelad kasta oo cabsi galin ah. Ey adeegsadeen

    Somaliya somali baa leh. Gaalo iyo muslimba wan iska dhicinayanaa qabaailka so.alida inta xalsha ah. Ayaana ku kaltamayo cadowga

  4. waar gari Allay taqaanayee daroodow ma issaqi la laayay ee dagaanka ahaa mise kuwii soo gurmaday ama hargaysa haka yimaadiin ama meeleba ! waar waan kaa aqbali ka issaqee degaanka qalad waa yeelani karaa carab iyo ilkuhuba waa isqaninaan lakin hargayssa soo duushay oo dagaalka wada waa cuqdad foog iyo isirnacayb kulamana qabno dowladoodu 10 days ma jirto elections billa naxariis ah oo dhexdooda waxba isku reebanin iyo dagaalo darood ka wado inu aqonsigooda ku carqaladeeyo ayay ku mashquulsanayeen kolkay maydka dhaawaca hargaysa soo gaadhen ayay ku warheleen !!!!! hadii waaqaca la badalayo been iyo munaafaqnimo iyo khyinimo macaa hadaad garta ku hesho inaad daalinimada professor ka gadho oo laysku dhamaado moye cadaalad iyo rag yaqaan ka fogid !!! mashallah waa nin cilmi leh lakin warmaog ama ka raalia dulmiga !!! Arinkani aad modayso inaad garta ku helayso ee hargaysa ku edaynayso inay ethiopia kala jarayso wakhti badana galissay abaabulka oo aad idinku markhaati furtaan waxay fursad dahabi u tahay Ethiopia oo saylac u xallalobayso iyadoo amnigeeda sugayssa madama somalia oo sheegata somaliland ay dagaalka ku horaysay Ethiopian territorial integrity ayaa lagitimaze garaynayaa intaan formulada qolo iyo xagjir lagu qurxinin !!!!!!!!!!! from Djibouti baladka xadarada somaliyeed be careeful 😭😭😭😭😭😭

  5. xasan wuu is rogrog badanyahay ee iska suga wuu kudarayaaye hadalkaygaana meel kuqaro goaanka ugu danbeeya soomaliya ayaa iska leh weli qaraarkaasi ma dhicin xasana wuu isrogayaa

  6. jaamac turkey aa wadanka amaan kiisa loo saxiixay maaka hadashid ? xuduudaha iyo badda turkey aa loo saxiixay ethiopia aa sheegeysana waxba ma qaadi karto

  7. Dalxureeye Allaha Xafido Waa Nin Kii Dadka Xanuunsan Ee Beenta Ka Sheegaayeen Markuu Tagay Ankara Turkey Badii Buu Gatay Hada Maxaa La Dhahaa? Beentii Dadka Cuqdadeysan Wee Soo Baxday Walee🤣🤣

  8. Adeer xasan sheekh makuugu dhaartaa in uu itoobiya soomaaliya kasaareynin,markuu ka dhaanteeyay jigjiga isaga iyo dad qal kii mujrimka ahaa ee cabdi iley ayaa ka xumeyd wax kasta, oo waliba xasan sheekh uu fool xumeeyay halgankii ONLF ta,adeer itoobiya wax udagaalama iyo wax dhulka u qaaxa ma waydo inta ay joogaan nimankan itoobiya soomaaliya kama dhaxbaxeyo maxamuud sayid aadan,cali maxamad geedi,salaad cali jeele,yuusuf dabageed,ninkii shaakir la oran jiray ee guriceel mar xukunay,macalin maxamuud,saciid dani iyo guud ahaan siyaasiyiinta majeerteen,soomoow,faarax sheekh cabdi qaadir,midakale itoobiya markaay soomaaliya ku dhaxjirto ha moodin inaay dankale leedahay ee waxaay raadineysaa nin ogaadeen ah oo gobanimodoon baan ahay leh ama itoobiya ayaan ka xoroobayaa u dagaalamayo,xasan sheekhna waxaas oo dhan wuu og yahay mana uu rabo inaay itoobiya kabaxdo soomaaliya dhawaan isagoo warkale ku hadli ayaad arki doontaa ee ha dagdagin.

  9. Hawlgalka AUSSOM maalgelintiisa Maraykanka wuu diiday Yurub na waxay tiri 30% ayaan bixinaynaa 70% kale Afrika hala baxdo. African baahan xaggay lacagtaas xaggay ka keenayaan