DOOD KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024
Spread the love


DOOD KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN


#subscribe
DOOD ADAG OO FARAHA LOOGA GUBTAY

YouTube player

MADAXWAYNAHA ”CILMAANIYIINTA SOMALIYEED WAXAAN KASOO HORJEEDA KU DHAQANKA SHAREECADA” ISMACIL ADEN

Netanyahu labels US student protests ‘antisemitic’ and calls for them to end
Israeli prime minister terms pro-ceasefire rallies ‘horrific’ as students demand…

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

42 Comments

  1. Cabdi xaafid hal mid ayaan kuu soo jeedin lahaa walaal ummada ku dhagaysanayso waa muslimiin marka inaad ruux diintooda duraayo inaad usoo bandhigto oo waliba adiga dood u qabato oo dhexdhexaad ka. Noqoto waa musiibo Allah ka cabso

  2. Dowladaha yaa sameeyey soo dad maahan? Shuruucda dowladaha yaa dajiyey ma bisado mise jiirar? Bal wuxuu noola imaanayo diinlaawe kheyr laawe ah jaahil ah. Adeer diinta haku gaban ee gaalnimadaada cadayso.

  3. Waxa iga yaabiye wadaadkaan wuxuu ku noolyahay wadan calmaani ah isaga ii caruurtiisa wuuku qanacsan yahay moxoow ugu diidaayaa dalkeyna in la helo cadaalad wadaadkan wadaadkaleento ayaa gaal u yaqaan isigana dad oow u yaqaan

  4. JAAHIL QOFKA HADUU DIINTIISA KAYAHE GOD WALBO OO MUGDI WUU KIDHEX DHACAA, WARYAA (MANBADALA DIINUHUU FAQTULUUHU, NABIGA SCW AYAA DHAHAY) OO MICNAHEEDU AH QOFKII DIINTIISA BADALAA HALA DILO, DIINTA SOOBARO BEENLOOW BAA TAHEE OO WAXKALE DOONAAYO.

  5. Somalidu waa munafiqiin wuxuu ku leyahay alshabab wey qaldantihiin shareecana waa rabnaa qarniga 21 aad bulshada ugu nasiibka daran in uu yurub ku heesto diintiisa wuu rabaa hadane ma ogolo in somalia diin kale lugu dhexheesto what 😡

  6. Ismaciil baa saxan somalidu micnaha cilmaaniyada ma fahansana waxay maqleen kaliya cilmaaniyadu waa gaalnimo diin iyo dowlad meel iskama soo galaan cilmaaniyado waa maamul diintuna waa shaqsi qofka iyo ilaheygiisa udhaxeeya waan ka daalnay qaxootinimo ismaciil baa saxan mustafa wuxuu rabaa in ay umada somaliyeed rafaad ku jirto waligeed

  7. Brit Somalia, Channel kaada waxuu ahaa mid wanaaga iyo cadaalada ka shaqeeyo. Waxaan camal adiga ayaan kabsanayaa inaad xuduuda goyso. Fadlan waxaan camal channel ka aan ku xiranahay hasoo galin.
    Mahadsanid

  8. Ismacil calmaaniya ayaan wadanaa culimada diinta alle Sideey doonaan ka dhiga yey na danbaajinin .kan wax qarxinaaya culumo ayuu sheegtay,mid wuxuu leeyahay yaa xanaan waan duulaa habeenkii, Diinta Allé ayaa soo dejiyey gaal iyo muslimka Allé ayaa ilaashanaaya labada Wuu la hadlaa(yaa ayuhal mu'minuun/yaa ayuhal kaafiruun) ayuu mid walba ku leeyahay.wadadiisa meesheey ku danbeyneysana waa u sheegay haddii uu raaco

  9. Horta tacriifka shareecada waa maxay? tacriifka shareecada waa Wuxuu ilaahey usoo dajiyay Adoomadiisa oo ah Axkaam oo lala soo direy nabigiisa ama lugu soo dajiyay oo ah mid ictiqaad ah ama mid camal ah ujeedada loo soo dajiyayna waa in Umada Say aduunyadooda iyp Aakhiradooda kuliibaanaan

  10. Wariyaha ma odhankartan qofka hakeenin olamacna ah aan dhego xidhnaano macnaha maxaqarsnaysaan?
    Ismaciil ayaa Saxan kunjeer

    Somali dhib ayqarsadan jecla

  11. ثُمَّ جَعَلْنَـٰكَ عَلَىٰ شَرِيعَةٍۢ مِّنَ ٱلْأَمْرِ فَٱتَّبِعْهَا وَلَا تَتَّبِعْ أَهْوَآءَ ٱلَّذِينَ لَا يَعْلَمُونَ ١٨