
Dhoofinta xoolaha Soomaaliya oo loo xiray ajnabi | Qubanaha VOA
Dhoofinta xoolaha Soomaaliya oo loo xiray ajnabi | Qubanaha VOA
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dhoofinta xoolaha Somalia oo loo xiray ajnabi, Congress-ka oo ansxiyey doorashadii Trump, Mareykanka iyo Shiinaha oo ku loolamaya Seychelles, Rai’iisul Wasaaraha dalka Canada oo is-casilaya, Qatar oo dhex-dhexaadineysa Xamas iyo Israel, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:12 Congress-ka oo…
source
Reviews
0 %
حسبنا الله ونعم الوكيل
Waar maxad tiri adkaatay oo fogatay cajaib sheikhow Dawal miyaa jirta moryaan dhiig miirato ah aya meesha ka dilacday dhaqankii magafeha leh. dad iyo dalba diiratay ayax aan dhergahayn
Qurba jooga Soomaaliyeed Waa in Xoolaha Soomaaliyeed iibsadaan kadibna siiyaan Shacabka Soomaaliyeed ee gaajada hayso.
Soomaaliya ha noolaato.
Xassan sheekh cid naf Uma hayo xamar, puntland, jubbaland, somaliland, galmudug, ila Djibouti 😂
Xasan Gurguurte waxa uu xaraashay dhamaan hantidii qaranka waxana u dhiman xoolaha iyo dadka wuxuuna xaraashayaa inta u hartay xilkiisa
XOOLAHA DHOOFINTS HALA JOOJIYO 2 SANA U HARTAY YAA LAGADIN XOOLAHA QAADKU HORAY U XIRTAY HADANA XOOLAHA NOOL UU XIRANAYA
👋 Weriye Xuseen Nuur Xaaji.
Xasan Baahane Waa Tuug Allaw Wadanka Kaqabo xasan Baahane
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ
اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
Dowladaan Dowlad ka dhaa dhaansan aduunka masoo marin aduunkaan
Xasan xaraash qaran wuu waashey
Xildhibanada hadey Run Sheegayaan Mooshin Haka Keenan Gudoomiyaha baarlamanka Adan Madoobe kadib xor bey noqonayaan Talaabo Ayey ka qaadi karaan xassan sheikh
Wax la aqbali Karo maaha ninka shilin siistey xoolihii dalkani lahaa oo nin ajaaniba uxidhey xoolihi oo ah Isha keliya ee dalkani leeyey marka waxan leeyey iska hadlaaw ina igare
imarad nacalad haku dhacdo kullahaa waxaan rabnaa in sida daanta gal beed oo kalle noqdaan
👋 Max,d Bashiir C/Raxmaan.
👋 Weriye Sandheere.
M.a mdx waynuhu wxy caruur tiisu jiilba jiil ay cuni lahayeen waa u sameeyey ta Allena waa
Halkeeda???
ma soconeyso taas
Xasan sheekh Waa cuqubo, imikana ma carab buu xoolihii siiyey bakhti iga dheh
Mahadsant walaalaashey falastin VOA ❤❤❤❤❤❤
👋 Weriye Iimaan.