
DEG DEG Xasan Sh & Afwerk oo Jilbaha isla Galay Xalay, Abiye oo Lagu fadeexeeyay Addisababa, & Safar
Suldaanka TV.
Joined: Jan 2025
DEG DEG Xasan Sh & Afwerk oo Jilbaha isla Galay Xalay, Abiye oo Lagu fadeexeeyay Addisababa, & Safar
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
source
Tags
30 Related Posts
🇸🇴🇪🇷💪💪💪💪💪💪💪💪💪
1991 ilaaa Maanta Somalia Maanta Ayay Ugu Fiican Tahay Waayo Xasan Shiikh Oo Geesi Geesi Dhalay Ah Ayaa Kabaha la Dul Maray Etoopia iyo Kaba Qaadkeedii ❤
MADDA CAS WAXA LES KU DHAHAA SOMALIA SUDAAN YAMAN JIBUUTI ERITERIA MASAR
Somalia waa in ee cawiyaan jabhada Somali Galbeyd hade rabto in ee ska celiiso Ethopianka cadowka ah
Mr xasan must forget uncertain deal with Ethiopia..Ethiopia wants naval base not excess trade port…
Soomaaliya waa xor maaha dhulka ay xooga ku haystaan e DSSta marka bahdil dasye xabad ayaa afka laga gelinaa xabashiga edebta daran ma dalkay nala leeyihiin Badeena anagaa keh mana ogolin badeena baastariinta xabashida ee tuugta ah wa in ka gubas meelay joofaanba qurunka edebta daran haduu yimaado xataa waa lala dagaalaa oo mujaahidiinta weli waa nool yihiin dalkoida inay didaacaan janno u galaya xabashi waa inuu ka fogaadaa dhulkeena iyo badeena alle noo hibeeyay xabashi nama gumaysan karo kuwa u shaqeeya waa in layska qabtaa ee daba dhilifka ku jira dowlada ee bada siinaaya xabashida oo cadaw soo hogaamiya waa in ayaga xabada laga bilaabas.
Itoobiya bat malasiinayo
Dowlada Somaalida waa wax warqada ku qoran.
Somaaliya waa dal mar hore kala tagay..
Xasan yuusan waxba isku daalinin.. waayo somaali hadeyn nahay yeesan ku qaldan… taada ka raaca…
Dani waxa uu marar badan sheegay in uu iskaga baxaya shirkada beenta lagu dhisay.. adeer ibad hasoo nonoqon..
War nio maanta war farxad leh ayaa noo haysaa
Guguurte wuxuu bilaabay inuu caruurtiisa ukala diro dawlada adduunka si ay amuuraha dibadda ee soomaaliya.Fiqi waxaa raacay Jiihaan balcadna wiilkiisa
Siyaasad fadhiida oo horay noosoo daashatay oo aan xor aheeyn ayaan kusoojirnay ee barta mucaaradka qabyaaladeeysanoow iyo danleeyda cadawga dalkaa iyo dadkiisa ragaadiyay oo dabadhilifkaa cayaartaan waakasareeysaa oo theey yaqaaneen maaha ee madaxdiina kukalsoonaada.
Xasan shiikh isaga mucaaradnimo iskugu filan waxaana keenayaa xaaraanta iyo cuqdada u qabo mooryaan
Guuuuuuul somaliya 🇸🇴 ❤❤❤❤😍😍♥️🇸🇴♥️🇪🇷
Pourquoi les dirigeants somalien toujours ils ont mendiants ❓️❓️ce pays de Somalie il appartient à qui ❓️les somalien ils ne peuvent pas prendre leurs responsabilités ❓️,la Somalie est appartient le peuple somalien au bien elle est à tout le monde ❓️la mer 🌊 de Somalie il est Éthiopie, ❓️normalement chaque nation ont leurs patrimoine ❓️les tribales-tribu et les marionnettes qui dirigeants en Somalie très long temps doivent disparaître pour toujours ,ce pays est mal mené massacres, ce un pays orphelin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱😱😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹😭⚠️⚠️⚠️⚠️🤲🤲🤲🤲
Xasan shekh marba mid Jilbaha ha qabsado wa Nin wareeray Beenale ah Tuug ah Cid Aaminaysa majirto Ethiopia Waku Masdaysanaysa Aqoon la.aanta Kuwa Somalia joogga Hawiye Wa mooryan Aan Dawladnimo garanayn
Dowlad waalan iga dheh marba meel u boodeysa iga dheh allow noogargaar
Dowladda soomaliya waxay ciidan udirtay, Taliyaha Nisa ee magaalada Doowlow Saleebaan aadan shiiqaalow oo ciidamada itoobiya ku godoomiyeeen magaaladaas.
awooda shacabku wa in ay noqdan daawadayaal fcn iyo dhageystayaal wanagsan and iam one of then ASC SHACABOOW
Yaaman uladagashl moye itoobiya badey wax kaso dagsato marabto itoobiya
Soomaliya khalkhal siyasaded ayaa ku dhacay iyo lacag jacaylka xasan dhiiqo
Maamul dawladeed Somalia ma yaalo, aqoon maamulna meesha ma yaalo, xasan sh. Wuu ka xishonayaa in uu yirahdo WAR IGA SOO GAARA.
Itoobiya bada casey rabtaa siaay xuutiyinta ,,,
Itoobiyo sidee ciidanka badeed dhisanayo badana laha
GUUL SOMALI❤❤
🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ma.inteey.nalaayseey..bad.filani