
DEG DEG Khilaafka Villa Somalia, Fiqi oo xilka weyn kara, Masar oo Toos ugu biirtay AUSOM, RW Xamse
Suldaanka TV.
0Subscribers
DEG DEG Khilaafka Villa Somalia, Fiqi oo xilka weyn kara, Masar oo Toos ugu biirtay AUSOM, RW Xamse
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
source
Reviews
0 %
User Score
0 ratingsRate This
Sharing
Tags
45 Related Posts
Related Posts
ARDAA KAAB TV: Dimuqraadideynta Puntland
0
reactions
4
views
America's Endless War: Uncovering Hidden Truths
0
reactions
4
views
Do you know Which is the best country for women?
0
reactions
4
views
Fiqi haduu tagi lahaa itoobiya waa la bahdili lahaa waana lagu jeesjeesi lahaa
Fiqi hadduu itoobiya aadi lahaa masoo noqdeen waa lasumeyn lahaa
Hassan WUXU Somalia 🇸🇴 ku celiyey AMISOM CUSUB 2025 ciidanki dalka Wu burburiyey Qabiil iyo macaws ley rerkisa ah bu hubayey
Fiqi wuxuu aamin yahay inan itoobiya aysan daacad ka ahayn wixii ay ankara kusoo saxiixdey.marka waa waqti lumis..
Itoobiya lama aamini karo sidaas darteed itoobiya waan laga reebo howgalka midowga afrika..
Fiqi baa saxsan maaha munaafaq
Ahmad Macalin FiQi Ethiopia in uu tago ma aha wu ku saxanyahay
Adoomadii la gumeysan hawiya bahane beenlow duur joogo ku noolan jiray side xoolaha oo kale beenlow bahane
Fiqi waa geesi wadani ah xilka wuu haynayaa intay dowladaan jirto ,waayo maaha qaainul wadan mana ridi karaan waayo waa geesi daljiisa u dagaalamaya viva Fiqi ambasador. .waxaa neceb xabashida iyo kuwa u shaqeeyo. Fiqi waa geesi dad waayay.
Soomaaliyeey isku tashta qabyaalada iyo argagixisada la dagaalama cadow nooga daran ma jiro ,hadaanan joojin 2badaas walaahi inaanan waligeen horumar gaarin
WASIIR FIQI, BADDENNA AYU ITOOBIYA IN LA SIYO AYU KA SOO HORJEEDA, MADAXWEYNE XASSAN BAD IYO BARRI IIB AYEY KA YIHIIN.
MD. XASSAN BADDENNA AYU ITOOBIYA KA IIBIYA, WASIIR FIQI, WAA DIIDAY IN BADDENA ITOOBIYA CAGTA SOO DHIGTA, DOWLADDAHA DARISKA U RAADSADA BAD AYU KU YIRI.
WASIIR FIQI, WAAD LA SOCOTEEN, IN SHIRARKI WAS.DIBADEEDKI ITOBIYA IYO SOMALIA IN UU SI BAREER AH, ITOOBIYA UGA HORJOOGSADAY BADDA SOMALIA,
War Itobiy Halasaaro dhakhase
Dhinac Baad ka raran tahay
Wax isku fal waryaa oo afkaada hagaaji
Asww❤❤
,doowlada kaa hadu masar aday kana iitoobiya aday waa shaqo u meeshey adayan waa waxay ogtahay doowlada kasa xil laga qadaya waxas majirto meshad kakenten idinka yaqan wadankan iney ushaqeyan masuuliyintan ayaga udhartay iska daya waxadan ogen soomaaliya hanolato cadawgeda hajabo
Let the prime minister of Ethiopia Abi ahmed taken to international law for violating the law n brake the ankar agreement
Wasiir waa ninka keliya ee la hubo inuu yahay waddani dhab ah
Waa taageersanahay wasiir fiqi
War doqonyahaw dawladdaad kasheekayn xaggay joogtaa ma dilaaliintay maxkamddu sugaysaad dawlad utaqaanaa
Qof kaso oo reer galmudug ah itopiyan ma arki Karan axmed wasaxanyahay
Guuuuuuul somaliya 🇸🇴 💕 waan soo dhaweyneynaa masar❤
xasan sheikh ma asagaa uroon xooga dalka qalalaasahaba isagaa keenay rabi hanaga qabtaa
Been ayuu sheegay kan masare yiri waan garab taaganahay somaliya si adag Dan today kadhax arkaan masar somaaliya haday wax tarayaan falas tiin kama fiicnin itopia iyo masar waa dab iyo baasiin itopia waxay isugu nabaysaa somaliya somaliyo dhan yay rabtaa inay liqdo badna waa heshay ooriyadooda way urumowday masar na halkas waa ka xig satay ilay bada qofka jooga unbaa wax utalin hataa somaaliyaa loogu talin doonaa badamarka xayaa biha wabigay isku hays teen waa uga xoòg roonan doonta waayo itopia awoodeda rabi hadhan taale awood yay yeelan doontaa oo darling badan yay karelia doontaa bada
Waasax inlakeeno ciidanka masar .No itoobiya marabno somaaliya guuul
Duliyahaw duligu dhaley mawaxas bad umada laso hor istaageysa wasakh wasakh dhaley batahaaye
❤❤❤❤
Doqonimadu waasidan oo kale ma itopaya iyo masar ayaa ràbtan inaad midna midigta kumashaan midn̈a bidixda oo aa dhex balaslaysaan midakale balasbalas mooyee calikale majiro miyaa mee horumarkii
Dalka
Weriye dhowr mara ku dhegaystay sida dawlada siyasada islakaga dhexyac sanyahay Aya warkada isku dhexyac badan ka muqda, tusale wara shegaysa dhamadka waxa kuso gunanadaysa warkan lama hibo, halhes miya
War soomaalaay bal dayaay:
Xasan shiikh duligii, dameere, diaperxirane, dalka somaliya beecsade, oromo shumayste, aragxume, mooryaan, masaakiinduudsiye, qarandi, hooyo iyo caruur masakiinaduudsiye, waxmagarte, siyaasadxume, dhoohane, dameerlacaqlile, gabadhiisa-u-geeye cid kasta oo uu hantida somalida u saxiixaayo si uu gabdhihiisa iyo dadka iyo dalka iyo diinta somaliya u sandareertaysto oo uga gato gaal iyo muslim cidkasta oo Murad ka galo, foolxumuhu waa mooryaan ducfiya, yaahuu gacmaha abiye leefleefaayow, yaahuu ordagan u sujuudsanow, yaahuu caqli liitow oo xay iga rabaan xamaraan dabaqyo ka dhisanowyaaye, war Baarlamaanka soomaaliyeed ee ba'ayow duligaan xasan shiikh maxaad uga tourism la'dihiin xilka madaxweyne Somaliyeednimo xasan shiikh, kani dhaanyey dadkii, dalkii iyo diintii soomaaliyeede.
Kkkk waa yaab ( wasiir fiqi waxaan dhihi lahaa hadii ninkii jaajuuska Itoobiya ahaa muxuu Soomaali usoo qaadayaa waa la sii ogyahay waliba na uu karaamo ka leeyahay xasan shiikh agtiisa isagaa dirsaday oo doonaya inuu dalka dhaxal wareejiyo ee iscasil weli Sharaf ayaad leedahaye
Sambololshe safiirnimo ayaa laga aqbali waaye ma wasiir arimaha dibadbaa laga aqbali
Fiqi waa nin qowl iyo cahdi leh, ma aha fuley Hassan sheekh oo kale ah
War anagaa wax aragney madaxdaan ma lisla qabaa waa iyagan is ximinaayee
Waad laweeysay fiqi iyo vilada ismahaystaan
Maashaalaah fiqi waa nin adag hadiido nijaasad urka badan dabadhilifyada maa loo dirow
Alxamdulillahi, Soomaaliya way guuleysan doontaa. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴