
Cuqaasha leeykase oo si adag uga hadlay goaanada maamulka puntland iyo galmudug soo saareen.
Cuqaasha leeykase oo si adag uga hadlay goaanada maamulka puntland iyo galmudug soo saareen.
Waa muuqaal kahadlaya Cuqaasha leeykase oo si adag uga hadlaya goaanada maamulka puntland iyo galmudug soo saareen dagaalada gobolka mudug qaasatan area Gaalkacyo una dhexeeya beelaha soomaaliyeed ee sheeydaanka dhiigoodu isku macaaneeyay.
source
guulaysta odayasha Tanade wawar lobahana guul iyo gobanimo rertanade
Waxaa ka dhaw in nabad ay helmand ka laba qabiil iney iyagu wada fariistaan oo ay si daacada uga wada hadlaan deegaanka. Kolkaa laba qabiil isma dagaalayaan haddii aan siyasiyiin ka Dan bayn. Waxaan ku talinayaa in meesha hadda la kala joogo ay joogaan . Odoyaasha iyo wax garadka scad lyo leelkase isu yimaadaan. Xabad danbena aysan dhicin. Waxaan qabaa iney heshiin karaan haddii ay daacad ka noqdaan xabad joojin laba blood ah. Waxa la isku hayaa waa saxo qurun iyo laanwaaley hala geyo ciidamo aan ahayn sacad iyo majeerteen. Ha la geeyo wagardhac iyo cayr. Hadaan sidaa la yeelin xaaladu iney intaa ka fogaato ayaa laga yaabaa. Allah calaada ha naga joojiyo.
Guuleysta beesha daarood inshallah
Hadii Xoolodhaqato Majeerteen dagaal Bariga gobolka dagaal ku gali lahayd ,puntland waxay oran lahayd waxa nagu soo duulay galmudug iyo federalka, sidoo kale hadii Xoolodhaqatada habargidirna waxa dhinac taagan Galmudug, laakiin beeshaan hadii xitaa lasoo weeraro 2da maamul waxa ugu horeeya oo ay isku raacsanyihiin waa in argagixiso iyo mooryaan lagu tilmaamo
Awal baan yaabanaa aan is way diinayay? War h gidirtan sanad kabadan xabada ridaysa yaa wata?ileen majeerteen iyo galmudugba waa wada sodaan!waa yaab
Gaalkacyo 2 maamul oo 2 jabhadood ku haya baa isleh dowlad iska dhigdhiga, goaamada ay soo saareen maantayna 2daas maamul waa wax foolxumo badan ka dhalandoonto