Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

15 Comments

  1. If the SSC (Sool, Sanaag, and Cayn) is not being used as a political tool by someone with personal ambitions to gain power—as often happens whenever election preparations begin in Mogadishu, and this kind of political posturing becomes widespread—the truth of the matter is that Somali unity is fundamentally based on the reality that Somalis are organized into five regions, and Somaliland is one of those five. Somaliland is waiting for the other four to come to a mutual agreement, as its people have previously been disappointed. Therefore, the people of the SSC region are also citizens of Somaliland. Anyone who does not call for Somali unity when addressing a young man from Buuhoodle living near the border or from Jigjiga, and who claims that the Somaliland soldier is dividing Somalis or that it is even permissible to wage jihad against them, is in my opinion spreading falsehoods and only giving lip service to the idea of unity.

  2. Guushu waa in yar oo aad cagaha dhulka ku haysaa. Reer SSC waxaa ugu muhiimsan maanta inay dhulkooda iyo xadkooda ka difaacdaan hororka SNM ee gaajada ah ee ku nool Buuraha Guban iyo saxaaraha Burco. Waxa ugu weyn ee ay u samrila' yihiin waa inaysan dhul qiime leh degganayn. Intaas waxaa u dheer waxay ku jiraan go'doon ganacsi oo ishii ugu dambeeysay waxay iskaga xireen dagaalkii Dacawaley.

    Xasan Gurguurte waa tagayaa, waana la tagayaa qurunkiisa iyo cuqdaddiisa. Markii hoggaan Somalia oo fiican yimaado, khasab baa lagu aqoonsan doonaa SSC. Haddii la kalatagana, SSC waxay raaci doontaa inta ay dhiigga iyo danta wadaagaan.

  3. Asc ma sha alaha wlkn dalxa asxabda hada ka hor waxa idin shegey ismail omar geel islantisa ciro muuse juudan xasan munafaq rwsr xamza marxun xildhibanadi isaaq dhamantoda waxey u socdan maxabista isaaq 500bql in la so dayo no aqonsi no masharic in ssc khaatumo lagu daro somaliland wlkn dalxa asxabda iska qabta rwsr xamza marxun yu ka xani maxabista isaaq 500bql