Abdisalan Hareri iyo Amal Village Garowe Puntland
Abdisalan Hareri iyo Amal Village Garowe Puntland
Abdisalan Hareri iyo Amal Village Garowe Puntland
source
Reviews
0 %
This is a demo advert, you can use simple text, HTML image or any Ad Service JavaScript code. If you're inserting HTML or JS code make sure editor is switched to 'Text' mode.
Mansha allha
waa ku faraxsanahay inaan guri ka iibsaday (AV Garoowe Somalia)
Oromo maxaa kayalah garowe Somalia 🇸🇴 ♥ ayaaleh dalkaagii aad
Manshaa allaah tabarakalaah alxamdulilaah ilahay mahadi weeye wanso soconaa hadii ale idmo
Xaasidka dhag hawdhigina dhul udug
Maasha Allaah! Dadka Keenya iyo dowlaha kale ee deriska guryaha ka dhisanaya ama maalgelinaya waxaa u haboon, una kheyr iyo sharraf baddan in ay dalkooda maalgashadaan sida Garoowe oo kale.
Mashaa Allah. Only I wanted to add a comment roof should be flat for hot climate and ٨ shape for clod snowy countries
Somali meediyey isku dhaqan baratay I wish Somali inay ku wada noolan lahayd si nabad ah, laakin adigoo Amaankaga ilaalinaya ka iibso hooy meesha ad u dhalatsy, balse hooyoyinka qoladad doonto u dhalo ha u gadin Guri lagu cunsuriyadeyo u daneene carurtada, halkay farxad iyo nabad ku helayaan ee ay u dhasheen la degg, intay Somali qaangareyso.
🇳🇴Congratulation puntland.
Laba Jiingadood?????
Warbixin qiimabadan ❤❤❤❤
Mansha Allah
Talefonka Maa haliikarna please
Hereri❤❤❤❤❤❤
Masha Allah walahi wa arin wanagsan. Somalia qabilka iska daaya. dalkena aan ku dadaalno. Cimalada hesano dunida ma hesatan
Somali waxa eey caan ku tahay naqshad iyo dhismo qurux badan markii xaqiiqda loo tagana wixii muuqaalku ahaa wax ka duwan tusaale bal waxaad fiirisaa guryaha laga dhisayo Nairobi stadium parking lot playground ayuu leeyahay ayaa lagaaga gadayaa hadhoowna waxaad arkaysaa guri xataa hawo aan lahayn Allah halaga baqo oo waxa aad muuqaalka hore soo bandhigtaan ka dhabeeya dalka Japan 🇯🇵 muqaayadaha ku yaal cunto eey gadaan iyo sawirka darbiga ama website ka ugu dhagan haday is waafiqi waayaan waxay umadaneeysaa ganaax bal kawaran adinkoo ah islaam boqolaalkun oo dollar intaad qaadataan hadana wixii aad bulshada ka gadeen haduu is waafaqi waayo itaqulaah Jazakalaahu.
Maasha Alla, indrkay wariye sare Abdisalaan Hereri,
Aniga Ayaa soo dagi insha Alla
From
Garxajis Woman 🎉 Boqortooyo 👑
Qiimha plzz
Masha Allah warkiina lagu farax, salaantii Boorama iga gudooma.
Alaha barakeryo amal group❤❤shukran AC ❤
Masha allah
Masha allah