'XSM | 4-WIIL UU ADEER U YAHAY BAA DOWLAD NIMADII AF-DUUBAY'
'XSM | 4-WIIL UU ADEER U YAHAY BAA DOWLAD NIMADII AF-DUUBAY'
#subscribe
”QALALAASAHA HAREEYAY DASTUURKA SOOMAALIYA WAXAA KA MASUUL AH FARMAAJO”
XSM IYO 4-WIIL UU ADEER U YAHAY BAA DOWLAD NIMADII AF-DUUBAY
British foreign minister voices ‘deep concern’ over Rafah operation; EU foreign policy chief warns it ‘would lead to grave tensions with Egypt’
Here’s what you need to…
source
Reviews
0 %
Warkan waa ducfi walagay ma,arag nin ka cadiifad badan
Agarti cidhidhyoon ayaa kamuqata
Calin dad aan Aracti laheyn haladoodin
Absolutely waa runtaas MADAXWAYNE Ethiopia Xoog iyo hadal cad baa kaa celin action is better then words !!!
Channel of Liars !!!! Shanalka Beenalayashaa Isaaq !!!!
Abdixaafid waxaan kugu ogaa inaa difacdo dadka maqan but why baad oga aamustay faramajo markii looso jidiiyay 😂
Nin buko dadka lama hor keeno
Salam AbdilHafid. arrêtez s'il vous plaît d'inviter cet Ambassadeur qui est tres négatif dans ses analyses. Son égo est tres fort. seul lui sait où se trouve la vérité
Sorry waa soo qaldamay
KEEB GOING GOOD JOB CABDIXAAFID
ALLA'AHAYOW umaada somaliyeed guul gobonimo,ciizi, sharaaf,karaamo iyo midinimo kusoodabaal yaa kariim.
Wacalaykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu,Abdihafid bahda BRITSOMALI TV iyo Professor Mohamed Caalin.
Cabdixaafidow kanoo kale lama horkeeno ummadda ku daawata, Caalim oo sheegaya kheyr ma aana arag
This guy cudur Farmaajo la dhaho ayaa ku dhacay? Waxaan kala garan la ahay in dowladii hore kursi ka waayay iyo in arintiisu personal tahay baan kala fahmi la ahay. Waa ninka publicly sheegay in uu taageerayo in Somalia kala go’do oo Soomaaliland. Ka go’do Somalia cod dheer ku taageeray. Awoowe siyaasi sidaadoo kale kursi waayay oo caraysan falanqayn in lagu casuumo mana ahayn ee madaxda aflagaadada ka daa.
Waa nin runta sheega, qadaad wayn runta ma jecla.
Professor ka waa mid negative ka kaliya arko oo indhaha kaqabsanaya all the positives ka la gaaray
Allahah kusoqabta
Hadeer waxa jooga,hadmaan ka afeeftay.
Somaliland guul, qadaad wayn u dhamaatay.
Benale wacad cuntay aya kuwalayhassan ymba lagaqali waligaa
Abdiladiif siyaasad qaan gaartay iyo wuu ka adkaaDay abi miyaadan dadka hoosaasinayn abdow? markaa sidaa u hadasho,ciidankii xabashi ai siyaadi ah ayeey dalki usoo galayaan xuduudihiina soo buux dhaafsheen its not exaggerated waa war dhab ah oo la hubo,inaga families keeni joogaan,
Lughaya korkeeda xuduuda sool hiiraan Gedoo dhan iyagii baa soo buuxdhaafiyey marka ha hoosaasinina dadka soomaaliyeed,yaana laga dhigin in waxba jirin,, daljiii waa lagu soo duulay xassana abaabul iyo qorshe gudaha ah ma wado,marka dadku ha bilaabaan in la is aruuriyo si loo difaaco dalka,oo hala diyaar garoobo dowlad ma jirto,xassan isagaa hogaankii fulintii wada ah mana joogo dalkiina iskama war qabo,maamul goboleedyadi xabashi ayaa u wada waceeysa,hada kuwa gedo waxaa looga wacay gudaha etheopia, aawey dowladoodi?,kuwaa parlement ka fadhiya aka meeqaa isiinee dalka iyo arimaha taagan lama socdaan,marka walaale u sheega dadka in la is diyaariyo iyo in feejignaan la galo dalkana la difaaco,xasan yaan lagu haleeyn dalka.
Ambassador waa sax wuxuu sheegay dalkeena wuxuu ku jira haliis abeed.
Waxaa loo bahaanyahay caqli saliim ah inay iskugu timaado.
Ninkaan ma mucaaradbaa horta? Muxuuyahay, wax fiicamba masheeyo.
Madaxweynihii howshiisi waxey noqotay inuu dayaarad saaran yahay iyo inuu kaqeybgalo shirkasta oo caalamka kadhaca nooc kasta uu yahay.
😂😂😂😂XASANDAWARRO😂😂SAFFARRO LIITA AYUU KUJIRRA MABA OGA WAXA GUDIHIISA
XASSAN DAMEER WAARUNTIII WUU CABAADAYAA HADANA WAXU KA CABAADAYAA WAA GACMAHISA BEENTA UUNOOSHEEGAYAA WAA GEED ISKUQARRIS PRO WAA RUN
Ninkani runbuusheegay
Don’t bring back this guy for his negative opinions about President Hassan!!
Beenaale
Naceebka madaxweynaha iyo nacebka hawiye waadku mahadsan tahay
NINKAAN WAA MUQAABARAAD ETHOPIA U SHAQEEYE WAA NIN BUUN BUUNIYA XUMAANTA AAN SAL IYO RAAD LAHEYN ABDIXAFIID RAADSO DAD AQOONLEH YAHANO OO RUNTA KA FAALOONKARA
This man is most negative human being every seen. Please don't invite him. Thanks.
Mid kani YUU sumcadaada bi'in C/Xaafidow.
Xasan sheikh was nin qabiil Ku shaqa mash nin qaran
Thank you well said❤❤❤
Caalin waa qabyaali. Farmaajo dambi nagama gelin. Xasan iyo kooxdiisaa u sabab ah
Beebe.war.nin.buka.waxaba.hawaydiin.qabiiliste
Annaga waxqabadka dowlada wuu noo muuqdaa ninkaan fekerkiisa waa ugaar
Itoobiya maxaa badloogala hadlin mabdbay leedahay run dad jileeca iyo dayuusnimada mafiicna
What goes a round comes a round
What goes a round comes a round
Warmadaxweynuhu dalkuu ushaqaynayaa ee wax kale la imoow
Soomaali I imika ma oromo inay dhulkooda siday too to kayeeshay oo kugumaysatey kuqanacsan yihiin waaayo wax damiir iyo ficil dhaba lama arko marka qabiil kale soomaaliyeed la ficil tamayaan waxba iskulama hadhaan waa geesiyo
Xasan waalidiisa farmaaajaa sababay markaad leedahay xasan baad caayaysaa haduu mudanyahay caydaadana dee kuwii doortay baa ka masuula sidaan malaynayana ragii amaani jiray xasan sheekh baad kamid ahayd
Ninkaan iyo farmaajo waxa u dhexeeya hala soo baaro
Waa nin neceeb kujiro waligiis wax fiican ma sheegin waana lafahamsanyay waana nin lasoo diray eeyuusan sumada kaa qadin dadka kale ee aad wareysato si maquul ah ayeey u hadlaan
good
asc
Ok