'ISBADAL' HESHIISKA SOMALILAND | ETHIOPIA | DFS | XOG CULUS
'ISBADAL' HESHIISKA SOMALILAND | ETHIOPIA | DFS | XOG CULUS
#subscribe
#Ethiopia considers reversing #Somaliland recognition plan amid regional backlash
SOURCE Addis Standard
British foreign minister voices ‘deep concern’ over Rafah operation; EU foreign policy chief warns it ‘would lead to grave tensions with Egypt’
Here’s what you need to know on day 128 of the Israel-Hamas war:
■ Britain’s…
source
Reviews
0 %
Fadlan #subscribe | like | share thanks 😍👍👍❤ https://youtu.be/8iKu0obJykE
Faysal wax badana wuu ka hadlay wax badana wuu ka tagay ama wuu is diidsiiyey. Waxana ka mid ah halka uu Ina Cigaal ka soo qaatay inuu isna wax ka yidhaa ninkii ka horeeyey ee Cabdiraxmaan tuur mawqifkiisa iyo halkay kala taagnaayeen Ina Cigaal labadaba Ilaahay haw naxariistee. Igaba dhan
Faysall waa ninla soo horjeeda goaanka. Shacaka somaliland waligii mantagerin Kolkata falanqantisu waa nin cagdheera uun dagaaldaniina. Soil buy la jirey
Mashaallah aqonyahan feysal abdi Roble guleyso 🥰❤️🙏
Waxa la odhankaraaa waxa waxaas oo dhan lasamaynayaaa Nacaybka Garxajiss
Dadkii beenta loogu sheekayay xagay Ku dambayn doontaa soddon Sano oo uu aaa ah
Dooda ah Somaali o isku so noqota qolada qabta waxa ay u badan yihiin qolooyinkii taliskii hore u dhaw dhawaa kuwaas o intooda badani 70 jir ka wayn yihiin.riyadii ayay wali la nool yihiin hore e lagu hungoobay Somaalina burburka iyo colaada badan u horseeday.isbadalkan ku dhacay Jamhuuriyadii dulmiga iyo diin la aanta ku dhisnayd waxa u dhacay 30sano ka hor,maalin walba hadaad kolba mid bari hore laga daadagey aad casuunto waxba ka dhimi mayso dhacdadaa.Lakiin imika waxaad u muqataan qaar murugeysan o arkaaya halka ay dabayshu u socoto.😂😂😂
Yaa kuso waramaya 😂😂😂 ma warka beentu kayare reer garoowe ku xarxariiqay Bloomberg kad war noga dhigaysa 😂😂😂 fake news daroodism cuqdadaysan kolba meel isku qaada ilma zanzibar badhyo culus
Madhicikarto
Beeenaalayaal
Kkkk Hadalkii maanta ee Field Marshall General Birhanu Jula qadaad waynay dhagaysta
Cbb, beenta aad isku akhridaan wlh ineydaan joojin karin sl waxa uso kordha
Caaaac gari iyo jaarsadii and isku diri jirtay kawaran
❤❤❤ guuuuuul guuuuuul jamhuuriyadah soomaalihlaan
Waa been aan sal iyo baartoona lahayn ninka. aad wareysanayaana wax any hubin buu wax ka sheegayaa..maalin dhawn baad ogaan beenta aad faafineysaan adiga iyo kuwa ku Mira ah😂😂😂😂😂😂
Beenaalahan kaadib alkuliiste
Illaahaya ka baqo oo beenta iska daa nina weyan baa tahaye naarta ha laguga fogeeye
Quashing quashing waraysanaya kkkkkkkkkkkk
Abdi xaafid qashinkaad soo uruursataa Kani barasafoor maaha wa qabyaaliste xaaraamiya
USGAG USGAG WARAYSANAYA. WAA QUDHUNKII AFWEYNE KA TEGAY.
GUUL ETHIOPIA 🇪🇹 ♥️ ❤️ 💖 😍
GUUL ETHIOPIA 🇪🇹 ♥️ ❤️ 💖
GUUL ETHIOPIA 🇪🇹 ♥️ ❤️ 💖
CADAWGA ILAAHOW BURBURI
Ethiopia wey burbureysa waayo waa dad anan isku dhaqan aheed, diin aheen ,isku luuqad aheen
Waar meeytida ka daa masabidka,yaa xsyawaan.
Waxay ila tahay in shacabka Soomaaliyeed oo dhan lagu daro Xooga dalka Soomaaliyeed si amaanka dalka iyo xuduuda dalka u difaacaan.
Umada Soomaaliyeed waa awooda ugu xooga badan Geeska Afrika. Waxa caqabad ku ah madax qabyaalad iyo cadowga Itoobiya u adeegta.
Mr rooble, geele Arinta sool ma daawani Somaliland buu Support buuxa siiyay runta ka sheeg Warka ilaahay baa ku arki da na Wade joogtaaye
SHEEKO DAAROOD, ISKU BAX, IDINKAA QUUS AH, OO TURKI U YEEDHAY.
Faysal waxuu kadanbeeyaa dadka somalidaa ee faro kutiskaa ee weli qalbigu o noolyahay macanahs somali nimada kufaana waa only aqoonyahay aan dhameesto warkiisa xitaa hadii caqlihayga yadkaa ana kuracsaneen markaas aragtidiisa alaha inoo daayo somalida cafimadka qabta
RIYADA RUUG-CADAAGII CIGAAL GEED WALBA U KORAY EE UU XITAA “ YUHUUD” ULA TAGAY, MA MUUSE BIIXI AYAA IRBAD CAARACEED KU BIIRIN KARA?! MAYA, MAYA MAYA WAA MAYA
Faqash iskada nafisa cayda somaliland
ROOBLE, high value man.. long live
Ninkani waa nin buka
Ina.Cigaal maalintii uu dhintay Quraan ayaan u akhriyay, laakiin maan ogayn in uu Itoobiya damcay in Soomaalilaan ku daro. Khaayinul wadan ayuu ahaa.
Nacas la gumaysto baad waraysaty
Niman daarood ahoo caadi u sheekaysanayaan u arkaa