Deg Deg Itoobiya & Kenya Oo Qiyaanay Somalia, Somalia Oo Turkiga Ka Dalbatay Diyaarado Dagaal

Author Avatar

athompson

Joined: Mar 2024
Spread the love

Deg Deg Itoobiya & Kenya Oo Qiyaanay Somalia, Somalia Oo Turkiga Ka Dalbatay Diyaarado Dagaal


Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA

GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.

.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad …

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

45 Comments

  1. haraga Jabuuti wa uu kamid yahay raga igadka ka midka ah ee Itoobiya bada Somaliya qeyb ka hesho raba haraga Jabuuti somaliya inay wiiqanto ayuu si ad ah u jecel yahay wa sida xaqiiqda ah inkasta oo somali ah oo wax garanayo wa uu ogyahay ninka dastuurka soomaliya u diray guurguurte wa isaga musiibo haku dhacdo ilahey idinkiis

  2. Illahow gulee somalia cadowgedana jebi ❤mw❤dal❤roreye❤iyo dowladenuba❤guuleysta abid❤nbd❤wrto❤iĺhey❤heynosodejiyo aamiin ❤yrabbii❤aamiin 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul❤❤❤

  3. Ismaaciil cumar geele waa ninka bada soomaaliya itoobiya ka iibsadey xasan gurguurte waa laba wajiiluhu ayaa wuxuuna u egtahay in cadaysto iibka bada waa in soomaaliya iska jirtaa Kenya iyo jabuuti

  4. Awelba Boosaaso dadka ugu badan ee wax kala soo degi jiray waxay ahaayeen reer somaliland ganacsigu waa interest markaa qofka ganacsada ah meeshii dani ugu jirto ayuu aadi
    Waxaanse idiin odhan lahaa soomaaliyeey dhexdiina joojiya isku dirka iyo kala fogayn bulshada soomaaliyeed wax kastaa waa dhamaan doonaan lk dhulka iyo dadka soomaaliyeey waa jiri doonaan xataa haday somaliland iyo soomaaliya kala maamul noqdaan soomaalinimadu waa jiri doontaa dhulka carabta dawlado ayaa 200 kiilo meters ah hadana waa dal markaa wax fahma oo ha isku xiiqina

  5. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa lagu kala yaacayaa berbera
    Waayo mar hadii waxba aanay soo degayn guryo ka dhista dheh
    Muuse fircoon futadiisa ayaa laydin tusayaa
    Iyo kuwii wasakhada ahaa ee dadka la boobi jiray

    Meel.kasta oo harti leeyahay waa kastan laga dhigaa
    Weliba cashuur badan qaada

  6. War xasan bad gade iyo iyo kuwa lasacdo bad mabixin karan mana u lahan awoodi iyo Shar ciyan.
    Badan iyo dhulka shacabka somaliyed ayaa iskaleh.
    Itopia iyo Kenya marka hore.
    Hasoo celiyaan dhulka iyo dadka somaliyed.markaas kadib .
    Hadan Rabo meel aan kontaroolo oon kala so do ayan dhisayaa aniga ayagana halkan kala soodaga ayan leyahay wahadii Dani ugujirto.
    Hadii kale meshaan jogto.
    Go anka dowlada mallahan mabajirto cid iguqasbikarto wax aan rebin plz

  7. Ani.axmed.wuxu.malayga.badeena ku jira waligiis Malay macunin a umaleyna mar hadu arko macankiisa malayga.badeena.kujira.dibdanbe.liimakarayo.e.hada ayey.dhiwdahay.e.aniskaqabano.amxaaro.urtooy.injireey.yahuuda.walaashed.waye.itobiya.tariiqda.hadi.gadaal.looraaco

  8. Waan ka baxney igaad hadi aan nahay somaali marabnow wax naga dhexeeya kuwa aan laheyna badaha oo ka mid ah Itopia marabno , ee Kenya hasiiso ma ogolin dalkeena marabno uruurka igaad inaan ka mid aan noqon ee Kenya hashiiso dekedooda ama bada Kenya ey leedahay .

  9. Wariye,waxad maanta qirtay
    in Xasan munafaq uu diidanen
    inu ogalyahay bixinta dhul iyo
    Bad,ee in isaga rabo in lacagta
    kubexeysa uu rabo in uu jeebka gashto.!!! Tankale wali
    Shacabka Xamar ayaad kadhaadhicineysan in Cumar gele u daacad u yahay shacabka Somalida waa
    dalaal kamacashay waddan
    keena. Waa ninkii kadhaadhi
    ciyay Xasan inu wadanka ku
    xukumo kelitalisnimo,kadib
    markuu badasho dastuurka
    uuna haysankaro intu rabo
    sida kelitaliye Cumar gele.

  10. Tuug tuug dhalay oo beenlow ah ,waxa uu leeyahay Hasan waa u ogolyahay in hadii ay asga soo maraan uu bada somalia siin doono ,dhanka kale badii aa la dhacaa buu leeyahay ,Aduunku waxa uu arkayaa in uu Been sheegayo ,