qurac di cida cambabuur 🤗🇩🇯Djibouti recipe eid breakfast so yummy enjoy it
qurac di cida cambabuur 🤗🇩🇯Djibouti recipe eid breakfast so yummy enjoy it
BISMILAHI RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALLA MOHAMED
source
Reviews
0 %
Malawax baad samaysay dameeryahayni
Mashaallah mashaallah m
Aad ayu u macan yhy 🇩🇯wa laxox cajib ah lkn cambabur mahino
Wllo maa reer Djibouti baa thy me too
C'est vraiment très délicieux ma chère farhia
Asc wllo fartuun qofba si buu u yaqaan ….. lkn intaad ku dartay waxa ka dhiman khamuunta cagaarkaa & xabad basala oo buuran oo aad qooshka ku rido basasha marka uu kuu khamiiro ka saar eed dubayso canjeerada qooshka ama cajiinkana yar adkee…..
Wsc Sister machal Allah ciid mobara from🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🧡💛💚🇩🇯🇩🇯
Welcome cambabur Djiboutien, vraimen ce bon 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
Dadka Khalad ha u sheegin,cambaaburka sida lo ma sameeyee.caano iyo ukun laguma daro hadhuudh AMA budho iyo khamuun iyo basal aya lagu daraa.sisina Laguma daree Xabad sawda aya lagu daraa. Marka la dubana in yar oo salid iyo sonkor aya dib loo shiila.
Masha allah apayo Djb miyad jogta
Cambaaburka sidan maloo khafiifiyo ee dhumucba loo yeela qli mida kle xawaaji dhuudhuub maaha waa khamuun waxa lagu daro sida canjeero somaliga ayaa loo qasaa loona dubaaa waxaa lagu darayo uunbay ku kala duwanyihiin Borama ilaa saylacba laga cunaa jbooutin way cunaan ciid bilaa cambaabur ah ciidba maaha mida kle basal iyo toonba lagu daraa sis
MachaAllah wll wax sax lakiin ukun laguma daro
manshaa alah
Mashallah allah ku xafido wllo from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Reer Djibouti cawa ismujiya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Naa walaaley waxani canbabur maahee bahalka haku ciyaarin sidaa looma sameeyo wali ma arkin canbabur beed lagu daro khamuun soomali waa khasab in lagu daro
So yummy 😋 from Djibouti thanks wll
MashaaAllh farxiya hadanahay ree somaliland cambaabur la aan maciidnoba
Wn tijaabin doonaa inshaallah Alaha na gaadhsiiyo🥰🥰
Waaaw mashaalllaahh
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😂
Love you so much farhia but cababur Djiboutians is without eggs abayo from 🇩🇯🇩🇯❤💯
ManshaAllah abayo.
Mashaallah abayo keep going
Masha Allah
Assalamou alaykum masha allah from Djibouti mahadsanid waa ruunta wanu cunna
Yummy and tasty recipe
Mashacala
Macha allah tabarakallah siquruxbadaan baad usomaysay ee hadaan nahay reer djibouti kuma darsanooh eeg
Mansha allah ❤♥
cambaabur ban u aqana xaaskeyga ciid walba ii sameysa rabi ha iidaayee
Shukran abayo fartuun allah haku barakeeyo adiyo family kaba
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇸🇴👍👍
💚💚💚💚💚💚💚💚💚
💛💛 🕊 ሰላም 🕊 💛💛
❤️❤️❤️❤️❤️️❤️️❤️️❤️️❤️
Masha allah waxad thy qofka uqalma 1M subs iyo kabadan So talented thy ma naga caajistid qali
ALLE garabkaga ha ahaado
M a boorame markan joogan sooxasuustay subaxa eida guri boorame kuyaal oo aan lagasamaysan waa yaraa
Lakiin cambaabur khamuun waa waajib in lagu daro
Maashaallah from djbouti🇩🇯