Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA
Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA
Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda, UK oo billaabeysa inay muhaajiriinta u tarxiisho Rwanda, Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay, Dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin ee Jaamcadaha Mareykanka iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:08 UK oo billaabeysa inay…
source
Reviews
0 %
Arinta somaliya darted idinso booqda wanad ku mahadsan robin sida wanagsaned uso tabisan from Ohio
Imaaraadka sahyuuniga ah ayuu taageerey ninka turkiga diidan
HOOYADA BUU MADMADAW KU JIRAA INA IMAARAAD KU SHAQEYSTE
Somalida Ethopia katirsan may hashis is fahan ah la sxiixdaan dowlada Somalia ! Abay Ahmed jawaabtiisa dowlada Ethopia soo mar marka hore Mamul gobaled waxid
Hablahayaga soomaaliyeed timahooda ma qaawiyaan intaan ka arkay badankooda
❤❤❤❤❤good
Muxuu yiri hadii heshiis lagaari waayo hii eedo xamaaz ayaa qaadeyso waa arkeeno 😂
تركيا شعب ليس لديه أي احترام، وهناك الكثير من الإصلاحيين والعديد من الجماعات المسلحة. أما الدولة الصومالية فهي دولة فقيرة. نحن نعرف هذا الشيء، لكن ليس لديه عقل يعمل مثل الدولة. الأتراك شعب فقير لا يحترم أي شيء. لقد عشت في تركيا لمدة خمس سنوات، ثلاث سنوات، وأعرف الأجواء التركية. والله مافي احترام بصراحة.🇺🇸🇸🇴
Türkiye is a people who have no respect, there are many reformists and many armed groups. As for the Somali state, it is a poor country. We know this thing, but it doesn't have a mind that works like a state. The Turks are a poor people who do not respect anything. I have lived in Türkiye for five years, three years, and I know the Turkish atmosphere. Honestly, there is no respect.
🇸🇴🇺🇸
Ilaaheey waxaan kabaryayaa in ilaaheey dhibaato Kali ku ah israa iil iyo intii garab kusiineeysa xasuuqa shacabka mulimiin taha dhibaatada loogeeysanayo in aat tusto awoodaada dhibaato la arga gaxaan kurid adigoon gaarsiin inta aan shaqada kulaheen dhulkooda ayaa lagu baabi inayaaa shacabkaas masakiinta ah iloow waad owoodaa kurid wax kuligood ku ah inta tageersan iyo in khalbiga hoose kajecel waxeey waxaan israa iil ilaahoow waad owoodaa garabsii masaakiin ta falastiin
Xassan sheikh please next vacations go Bora Bora 😂😂
Ma Abdi Hafid kale ayaa jira
Gobolada dalka waa in ay u hogaansadaan sharci..somaliland iyo putland waaxay ka mid yahiin gobolada dalka.waxayna hoos imaadaan dowlada federalka.dhaqaalah wadank ee shidaalka waa in caadalad loo qeybsadaa.marka somoaluland iyo putland waa in ay amarka raacaan.hadey sharci gaan ka soo horjeestaan talaabo sharci ah ayaa laga qaadaye.somali people had enougj war.dhibaato cadaalad daro.musuq maasuq.kuwa fadalan igu shubo ah .we ka soo horjeesta in ay soomaaliya united naqoto.waa cadowga soomaaliya.waxaana la keenayaa maxkamad oo waajibkooda ayaa la marsinayaa.waxaan ku jiraa 2024.waxaana u soconaa 2025. Alhamdulilah dastuurkii waa la dhameystiraye wayku ku mahadsan yahiin labada aqal soomaali waxay qabtaa rag geesiyaal oo aqli badan wadanka jaceyl iyo diinteena macaan.waxaa nahay 100 % muslim sunni.shafia.waa ilaahey mahads hadaan nahaye.dad isku diin.isku af .isku mudab.isku culture.aduunka lama helayo wadan intaas kawada siman.qabiilkana ilaahey swt wuxuu quranka ky yiri isku aqoon sada ee ma dhahin isku laaya.marka culumada waa in ay dadka u sharaxdaa.mahadsanidiin
Asww
Aduunyo ma cabdixafid baa sidaa u haboonay
Mushaarkina Ana bixin ee waxan iska xidha oo sharaftìna ilashada iyo islanimada aad sheganaysaan
Ee meel quman bariis ka raadsada
Voa means voice of america
Voa yahuud idin maalgalisay waxaa idin ka badan dhanka subscribe iyo views saxibkay maracadè show keep going maracade nin aan loo meerinin wax kasta
Ma cidbaa aqbalikarta intaan maxaabiistayda lasoodaynayo uun hajoogo dagaalku kadibna habilaabmo
Kkkkk markabku wuxuu xusayaa sanguuradiisa 77 kii idinkoo mida maan laakiin jaanis Ethiopia 🇪🇹 😍 guul
Wax jiro ma jiraan
Waxan qaba in arinka Israel umareykanka sii wafaqsan sharciga calming u umareyo