RUSSIA | HOUTHI | HAMAS | HIZBULLAH | IRAN – ISRAEL WAR | US
RUSSIA | HOUTHI | HAMAS | HIZBULLAH | IRAN – ISRAEL WAR | US
#subscribe
XUUTIYIONTA OO MADAAFIIC LA BEEGSADAY DEKAD KU TAALA ISRAEL | KHABIIR MILATARI: | HALISTA HUBKA IRAN https://youtu.be/BHnNvoI62Kg WAXA SOO SOCDA IYO WABIGA YAA WAYN
SOURCE PRESSTV Yemeni forces strike Israeli ship, Port of Eilat in solidarity with Gaza
Netanyahu labels US student protests ‘antisemitic’ and calls for them to…
source
Reviews
0 %
FADLAN | LIKE | SHARE | #SUBSCRIBE 💘👍👍
Abdi hafid màantay waatagantahay yaa
Iiraan baa ka adkaanaysa
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu
Talo maadaama aad ku hadlaysaa afka soomaaliga
Ciwaankiina ka dhiga af soomaali oo ka daaya af ingiriiska
Waad mahadsantihiin
Maasha Allah ilaaheey ayaamahada iskale❤
Jumca Mubarak
Israil waa Baba Iran waa awoodda barigadhexe maanta
Ruusku guul wayn buu gaarey yurupna wa xoodo waa oohin
Israaiiil.dulmigeeda.iyo.yurub.taageeraha.aytaageereeyso.waawaxaankalahanin
Yurub iyo mareykanga.. Hadii la xasuuqayo… Muslimin Sharciga Qaramada Midoobay iyo waxey ku sheegan maxkamada adunka ma shaqeyaan.. Markii dad Islam ah la xasuuqayo… Xaquuqta dumarka iyo caruurta waxas ma shaqeyaan hadii dadkas muslim yahay. Fiiriya dagalkii ukrain iyo rushka Baal Fiiriya.yurub iyo mareykanga seey u qelinayeen Qaramada Midoobay iyo maxkamada adunka rushka waa argagixiso hala soo qabto putin…. FiiriyaYahuuda seey u xasuqayan falastiin..wax ka hadlo ma jirdo weey ku tageerayan yahuuda xasuqa eey wado hub iyo lacak ayeey siinayan
Rergalbedku.sii.muxuusayan.waxay.noqdeen.laogaayo.gorayo.haadbay.noqotay
Iran 🇮🇷 awood bay natustay aan layska indha tiri karin.
Israel 🇮🇱 iyo asxaabteeduna wey darseen isbadalka yimid.
Maaha xoolo madax bararan Iran 🇮🇷 in lala meerayso mooyee face to face wuxuu noqonayaa khalad taariikhiya weyna fahansan yihiin sida muuqata.
Ku saliya nabiga ❤
Israel meeday xamas waydii
Viva xuuti rag rag dhalay
Yahudda Allah jebiyo amin
Asc wr wb mar hadii curadka caruurtada u weeyn aay kuwi ka yaraa isku kabo noqdaan hadlkas waxa ka muqaata in la is ku nummer yihiin marka curaadka waxa loga bahan yahay inu tix gaaliyo raga aay isku cagta yihiin waayo xaalku sidii hoore ma ahan ee waxa muuqda rag muruuq iyo xoog leh lkn waxa isdiidaya libaaxi u bartay la taag waa laga dhig waa ku ceeb waxase halkas ka muuqata walaalow aan isdayno in aan ka hureeyn hadii kale wixi yimaada waa hoog iyo waxan laga soo waaqsan asc wr wb
Wll, nasiibdaro dhibaatadu Irsaa'iil iyo iraan ma 'aha ee waa iraan iyo Reer galbeed! Marka ilaahay xaqa haw hiilyo. Aamiin aamiin yaarabi
Asc cabdixafid C/ramaan Borama
Allaama ansur falastiin Iyo xuutiyiintaba àaaaamiiiin yaa Rab
Marka xiga waxaan jecelnahay in ay Iiraan ka xoog badiso Israel oo Xamaas iska celin weydey iyo fool ka fool loga adkaadey in ay wax duqeyso moot Ane Illaahey Muslimka ha u kaalmeeyo insha allaah
Marka hore waxaan Illaahey ka baryeyna in uu Falastiin u gar gaaro oo Gaalada dhibkeeda ka haro oo ay noqoto Dowlad Madax banaan
💪💪💪💪💪💪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪
Shale maanta ma aha ilka doofaar lasahansay
"Israel invasion " ka dhig hash tagaaga BSTV?
reer galbedka dulmiga ayey garab iskusinayaan reer falastiin & dhamaan muslimiinta Allah hamideeyo Yaarabi cadowgan jabkooda & baabaoda Yaarabi natusi
Tnx wariye abdihafid
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhaqalaha ruushku maalin uu ka fiican yahay ma jiro reer yurub iyagaa iska hadlaya
Waxba qabiir mahan jaajusku waa ninkii iraaq lagu bababiiyey asigoo yahuuda ushaqaynaya kelibku
😂Bisinka Update maba tihid, Warkan shalay bu ahaa mate😊
Ilaahay ha guuleeyo iiraan iyo inta dulman
Asc guulaysta dhamaan dadka muslimka ah .
Aniquu Waxa soo dhaweynia isbaheysika usub ruushka chinaha Iran iyo KIIM jong Corea guuleysta
Musliminta meley jogaan ALLAH guleyo inshaallah xamaas iyo falastin inshaallah wey guleysanyaan culeys walba fudeyd aya kadambeyaa inshaallah nasriga ALLAH wa dhowyahay inshaallah guuuuul Mar walbo Ameen Ameen ya Allah ❤❤
Réer geelbedka wa usuriyine waqh tiqooki u dhamaadey
Alow guuley réer gaza
Sissi wa yahuudu yare wa ninki Med mursi xabsiqa qu diley qoof qaleh Naf uma hayo
Mnsha allah bro salaan sare british somali Tv dhamaantiin jimco wanaagsan
Asc jumca mubarak. Aad baad u mahad santahay.