The dress code from that sister according to our beloved deen is awful due to the fact the shape of her body is clearly visible, I would recommend the owner of this video to take the right action or you may share that sin with every soul that sees it, if you seek views broadcast good. This is not criticism its advice please don't feel attacked.
Keep going bro. I was born in San Diego California and have never went to Somalia, my dad always talked about xamar caadey as a kid I hope to visit inshallah.
Magaladaan waxaa la dhahaa bedey, Eyl wax yar bey u jirtaa magaalada Eyl waxey leedahey durdur socdah Eyl baa koreeyah durdurka suu u socdoh bada oo bedey ah buu ku dramaa magaalada Eyl daawadnah waa la dhahaa oo waxaa ku taalah sartii taariikhda lahed ee daawada, marka saas u sheega xoogaa bey isku jiraan,
bedey waa in deked laga dhisaa laamigunah gaaraa Eyl iyoh bedeyba, golah degaanada oo la doortey reer Eyl ku ha ka dhigteen waxa ugu horeeyah ee ay dalbadaan in ay bilaabaan isku tashi deked ah, insha allah waa la sameenkaraa.
I was born in eyl but my family out of it when I was a baby. I visited puntland twice and I have not visit my birthplace. Insha Allah next time my aunt still lives there.
mad mullah was a terrorist and barbaric evil who was a jaajus and murdered thousands of Somalilanders but fircoon afweyne distorted his history! its deeply shameful to glorify a genocidal maniac like fircoon afweyne
Anaga soomaali ah waxaan ku mashquul sanahay qabyaalad. Itoobiya waxeey ku fikireysaa sidee badeena u boobi laheed. 33 sano miraha aan abuurnay baan hada guraneynaa maryooleey qabyaaladu diin maaha. Dhaqan islam maaha ee waa dhaqan sheeydaan ee maan iska deeynaa mise ilaa qiyaamaha baan wadnaa.
xaabsha aya la wariigi mardhow sida hogamiyaheduba sheegay. Ama nabad ama xoog ayaan ku qabsan ayuu yiri. Ma dhici karto dad 100milyan ka badan oo bilaa dakad ah ayuu yiri asga oo la wareystay. marka dadka u fasaxay iyo sababta in la is weeydiyo ayaa muhiim. Dalkiina qabiil bad ku burburiseen ee difaacda Soamlieyey
Soomaalida Alle waa ku maneestey dhul qurxoon waxtar leh lkn aawey hee kama faa'ideestaan meeshii laga filayey xamdi noq Alle ayey is dileen sorry 😢dadkeyga xaqa ALLAH na tuso
What's the land prices in eyl anyone know??
The dress code from that sister according to our beloved deen is awful due to the fact the shape of her body is clearly visible, I would recommend the owner of this video to take the right action or you may share that sin with every soul that sees it, if you seek views broadcast good. This is not criticism its advice please don't feel attacked.
xamar baan ku dhashay weligey ma tegin eyl lakinse wan jeclahay inan tago wa dhul qurxoon
May Allah bless Somali
God bless its so beautifull.
Tbark Allah , So pretty. May Allah stabilize the Horn of Africa insch Allah. Love from Marocco
Eyl waa u soo socdaa,from Gedo/ Baardheere.
Keep going bro. I was born in San Diego California and have never went to Somalia, my dad always talked about xamar caadey as a kid I hope to visit inshallah.
Hargeisa, Mogadishu bossaso,kismaio
Somalia 🇸🇴 ❤
Eyl maalgashibay u baahan tahay in lagu sameeyo nimco Alle way ku dhan tahay se tacabkii soomalida ka maqan
Mahadsanid walaalo Siciid horena usoco
Thanks for sharing, I hope one day see this beautiful view in Eyl, Nugaal region of puntland, where is the root of my family members, Egag.😊❤
Waa wax lagu faano waaw
Isaaq dhulkaan ba leenahay aan iska dhaafno naceebka aan wax dhisano
Our country is so beautiful Masha’Allah 🇸🇴👏🏽
Iwill be there one day insha.aaah it is beautifully and ❤❤i love it eyl❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bro ani ahaan waxaa tahay the best youtuber keep going
Sayidka..ka.hor..waxaa.dagenaa..boqottoyadii..majertenya..boqor..cisman..boqor..yusuf..waa.gumeysiga.ka.hor..
Ma aqaano sababta an dhulkeena intan maalgashano an udhisayn waynay???
Man iska dulfadhina un waligeenba? War ilahay umuurtiisa
Spidery ku dhacday inaan caawuun channel kaga soo helay 😮
Magaladaan waxaa la dhahaa bedey, Eyl wax yar bey u jirtaa magaalada Eyl waxey leedahey durdur socdah Eyl baa koreeyah durdurka suu u socdoh bada oo bedey ah buu ku dramaa magaalada Eyl daawadnah waa la dhahaa oo waxaa ku taalah sartii taariikhda lahed ee daawada, marka saas u sheega xoogaa bey isku jiraan,
bedey waa in deked laga dhisaa laamigunah gaaraa Eyl iyoh bedeyba, golah degaanada oo la doortey reer Eyl ku ha ka dhigteen waxa ugu horeeyah ee ay dalbadaan in ay bilaabaan isku tashi deked ah, insha allah waa la sameenkaraa.
IAM. SO HURRY AND GET A NICE. PLACE .EYL BEACH HOTEL. ..JUST I NEED A REST FEW DAYS. .LOBSTER AND ALL. FRESH FISH. ..?????? ..
I was born in eyl but my family out of it when I was a baby. I visited puntland twice and I have not visit my birthplace. Insha Allah next time my aunt still lives there.
Meshan hadaa maal galino oo miami cml kadhigno adunka udalxiis imaan lahaa ❤
Aad Ayaan idiin ku Mahad Celinaayaa dhallinyaro. guulaysta
Eyl is beautiful. Diaspora who hails from there should invest it
Masha Allah sxpkay arkay Abdirahman jamiiqe
mad mullah was a terrorist and barbaric evil who was a jaajus and murdered thousands of Somalilanders but fircoon afweyne distorted his history! its deeply shameful to glorify a genocidal maniac like fircoon afweyne
muuqaalkii ugu qruxda Bdnaa
Eyl mise ayl
Anaga soomaali ah waxaan ku mashquul sanahay qabyaalad. Itoobiya waxeey ku fikireysaa sidee badeena u boobi laheed. 33 sano miraha aan abuurnay baan hada guraneynaa maryooleey qabyaaladu diin maaha. Dhaqan islam maaha ee waa dhaqan sheeydaan ee maan iska deeynaa mise ilaa qiyaamaha baan wadnaa.
Somalia dhul way haysaaye dad Qiimaha garta halkee laga keeni.!
❤
xaabsha aya la wariigi mardhow sida hogamiyaheduba sheegay. Ama nabad ama xoog ayaan ku qabsan ayuu yiri. Ma dhici karto dad 100milyan ka badan oo bilaa dakad ah ayuu yiri asga oo la wareystay. marka dadka u fasaxay iyo sababta in la is weeydiyo ayaa muhiim. Dalkiina qabiil bad ku burburiseen ee difaacda Soamlieyey
EYL SOMALIA!
Qays qaysar bad h eegtahay no isagaan ku moodayay
Subxanalah quruxdaan baa ka qatanahay 😢
War video waa beri hore
Cabdiraxmaan jamiiqo halkaas ka arkaa, legend mudo aanan arag 😅
MaashaALLAH laidinma xaqiri karo howl wngsn ayaad qabateen waa idin kaga mahadcelinaa kusocda inaa dalkiina quruxdiisa soo bandhigtaan aad baan ula dhacay
Soomaalida Alle waa ku maneestey dhul qurxoon waxtar leh lkn aawey hee kama faa'ideestaan meeshii laga filayey xamdi noq Alle ayey is dileen sorry 😢dadkeyga xaqa ALLAH na tuso
Eyl magaaladii Taariikhda ❤
Somali hadaan nahy manaqano melaha quruxda badan ee ladago
First time I her this place
5:23 ishas il dabay ama isha dabay ban dhahnaa hadan reer Eyl nahnay, maxan tagay anoo caruura waa nimco rabi Eyl ku manaystey, Alxamdulillah