DOOD KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN
BRIT SOMALI TV
0Subscribers
DOOD KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN
#subscribe
DOOD ADAG OO FARAHA LOOGA GUBTAY

MADAXWAYNAHA ”CILMAANIYIINTA SOMALIYEED WAXAAN KASOO HORJEEDA KU DHAQANKA SHAREECADA” ISMACIL ADEN
Netanyahu labels US student protests ‘antisemitic’ and calls for them to end
Israeli prime minister terms pro-ceasefire rallies ‘horrific’ as students demand…
source
Reviews
0 %
User Score
0 ratingsRate This
Sharing
Tags
Donald TrumpGaza Hospitalgaza newsgaza striphamashamas attackhamas attack israel livehamas vs israel newsHezbollah attack on Israelhostage releasehouthisidf vs hamasIlhan gazailhan omariraniran and israelIsraelisrael hamas warisrael live cameraisrael newsisrael under attack liveisrael vs hamas todayisraeli hostages releasedKhan Younisking cancerking charlesKing Charles's cancernetanyahushifa hospital
45 Related Posts
Related Posts
JMPD Vlakfontein #southafrica #africanews
0
reactions
6
views
भुगतान की समस्या खत्म|Sahara India Latest News
0
reactions
4
views
Junior Starlets finish their Morocco tour with a 2-0 win
0
reactions
5
views
FADLAN LIKE | SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 🥰👍👍
Ismail Diiriye❤❤ Diintu waa private qasab maaha
bisinka ayuuba ku bilowday !!! waa gaal
Cabdi xaafid hal mid ayaan kuu soo jeedin lahaa walaal ummada ku dhagaysanayso waa muslimiin marka inaad ruux diintooda duraayo inaad usoo bandhigto oo waliba adiga dood u qabato oo dhexdhexaad ka. Noqoto waa musiibo Allah ka cabso
Cabhixafid allaha kuxifdiyo ma istaahilo I dad lahorkeno
Ninkaas cilmaaniga ah Waa gaal, hadduu boqol jeer tukado waa xattaa waa gaal inta uu aaminsanyahay cilmaaniyadda.
Dowladaha yaa sameeyey soo dad maahan? Shuruucda dowladaha yaa dajiyey ma bisado mise jiirar? Bal wuxuu noola imaanayo diinlaawe kheyr laawe ah jaahil ah. Adeer diinta haku gaban ee gaalnimadaada cadayso.
Waxa iga yaabiye wadaadkaan wuxuu ku noolyahay wadan calmaani ah isaga ii caruurtiisa wuuku qanacsan yahay moxoow ugu diidaayaa dalkeyna in la helo cadaalad wadaadkan wadaadkaleento ayaa gaal u yaqaan isigana dad oow u yaqaan
Doodkale qabo TV ga masar baa markasta lagaga doodaa cidina ma gaaleysiiso
JAAHIL QOFKA HADUU DIINTIISA KAYAHE GOD WALBO OO MUGDI WUU KIDHEX DHACAA, WARYAA (MANBADALA DIINUHUU FAQTULUUHU, NABIGA SCW AYAA DHAHAY) OO MICNAHEEDU AH QOFKII DIINTIISA BADALAA HALA DILO, DIINTA SOOBARO BEENLOOW BAA TAHEE OO WAXKALE DOONAAYO.
Marka uu leeyahay shuruucdaas iiga soo saar quraanka , wuxuu nusqaan ku tilmaamay kitaabka allah oo uu ilaahay yiri مافرطنا في الكتاب من شيء
Shareecadda oo aad diidaa waa gaalnimo
Tvgaaga ha certainly
Diintu waa dhaqan shareeco waa Diin. Yaabanii Israel, yaa lala hadlayaa?
Labada ninba way khaldan yihiin.
Somalidu waa munafiqiin wuxuu ku leyahay alshabab wey qaldantihiin shareecana waa rabnaa qarniga 21 aad bulshada ugu nasiibka daran in uu yurub ku heesto diintiisa wuu rabaa hadane ma ogolo in somalia diin kale lugu dhexheesto what 😡
Ismaciil baa saxan somalidu micnaha cilmaaniyada ma fahansana waxay maqleen kaliya cilmaaniyadu waa gaalnimo diin iyo dowlad meel iskama soo galaan cilmaaniyado waa maamul diintuna waa shaqsi qofka iyo ilaheygiisa udhaxeeya waan ka daalnay qaxootinimo ismaciil baa saxan mustafa wuxuu rabaa in ay umada somaliyeed rafaad ku jirto waligeed
Shiiq mustafa engiriisku ku noolyahay oo cilmaaniya somaliana uma ogola is qabadsii adi cilmaaniyadu somalia waa uxal
Ubalami cabdi xaafidow sh.umal
Ninkan ismaaciil aadan
Waa gaaloobay warkiisa hakundaalina
Asc kan ismaaciil wuu fogaaday ALLAH ha soo hadeeyo
BRIT SOMALI TV dhex dhexaad ma tihid cadaaladna uma adan sameen ragan mustafa lajirta
mustafa waa jaahil cidla ordaya oo iska qaylinaya,ismacaail baa kunjeer saxan aqoon badan
Ismail matkuu hadlo hunqaaca i qabanaysa… Uff
War Ninkan islaamnimadiisu shaki baa ku jira
Ismacil over 60 waaye waxyar baa kuu dhiman ee cibaadayso oo ilaah ka baq WAXAAN Aad ku doodayso kuu hirgelimayaan
Masha Allah weriye cabdixaafid nin waxbadan xaga diinta ka yaqaan,lkn Ismacil ilash hasoo hanuuniyo waxa uu ka hadlayo waa gaalnimo cad 😂😂😂
Shiikh Mustafa Allaha ku barakeeyo. Diinta ilaaheey sida aad udifaacday runtii waad nagu Matashay.
Waar kan wadaaadka ah waa la baaniiyay,isasoo adkee dhe ha iska gadhwaynaane.
Brit Somalia, Channel kaada waxuu ahaa mid wanaaga iyo cadaalada ka shaqeeyo. Waxaan camal adiga ayaan kabsanayaa inaad xuduuda goyso. Fadlan waxaan camal channel ka aan ku xiranahay hasoo galin.
Mahadsanid
Ismacil calmaaniya ayaan wadanaa culimada diinta alle Sideey doonaan ka dhiga yey na danbaajinin .kan wax qarxinaaya culumo ayuu sheegtay,mid wuxuu leeyahay yaa xanaan waan duulaa habeenkii, Diinta Allé ayaa soo dejiyey gaal iyo muslimka Allé ayaa ilaashanaaya labada Wuu la hadlaa(yaa ayuhal mu'minuun/yaa ayuhal kaafiruun) ayuu mid walba ku leeyahay.wadadiisa meesheey ku danbeyneysana waa u sheegay haddii uu raaco
Culimada diinta Sideey rabaan ayey u isticmaalaan ninkii qof dila ma la dilaa?
Horta tacriifka shareecada waa maxay? tacriifka shareecada waa Wuxuu ilaahey usoo dajiyay Adoomadiisa oo ah Axkaam oo lala soo direy nabigiisa ama lugu soo dajiyay oo ah mid ictiqaad ah ama mid camal ah ujeedada loo soo dajiyayna waa in Umada Say aduunyadooda iyp Aakhiradooda kuliibaanaan
Wariyaha ma odhankartan qofka hakeenin olamacna ah aan dhego xidhnaano macnaha maxaqarsnaysaan?
Ismaciil ayaa Saxan kunjeer
Somali dhib ayqarsadan jecla
ثُمَّ جَعَلْنَـٰكَ عَلَىٰ شَرِيعَةٍۢ مِّنَ ٱلْأَمْرِ فَٱتَّبِعْهَا وَلَا تَتَّبِعْ أَهْوَآءَ ٱلَّذِينَ لَا يَعْلَمُونَ ١٨
Diinta guriga haku koobnaato ayuu leeyahay Kan mulxidka ah. Maxad kuleedihiin
Waxaan aaminsanahay xukunka ilaahaybaa leh waxkasta isagaa noo sheegay dowlad siyaasad
Tani waa doodii ugu xumayd ee aan abid daawado, runtii uma qalanto in la daawado.
Kaas oo kale cabdixaafid ha soo casuumin da'yarta ayuu maskaxda ka wasakhaahnayaa
Calmaniyada iyo xoriyarada hawaarto