WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL – IRAN

Author Avatar

BRIT SOMALI TV

Joined: Apr 2024
Spread the love


WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL – IRAN


#subscribe
WAA FADEEXAD IYO MEEL-KADHAC WAYN WAXA AY DFS AY KU KACDAY.
https://youtu.be/3_9G1jh2UtY .

US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support ….

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

36 Comments

  1. Masha Allah sxb cabdixafid wan udarsanay injineerka wararkii aan uga baranay arimihii rushka iyo ukraon haded jgoto kadhig injinerka wararka barigadhexe iyo ruushka iyo ukreen mahadsanidiin adiga iyo injinerk ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  2. Dawladdnimada Soomaaliyeed waa iib. Mudananayaasha Golayaasha lacag baa looga iibsaday codka ay ku doorteen madaxweyne Xasan. Dawladda Soomaaliya waa shirkad ninkii iibsaday leeyahay..Markaa mudane Xasan ayaa iska leh dawladnimada, ciddii uu doono ayuu jago u magacaabayaa.Ciddii uu soonana waa ka cayrinayaa maamulkiisa.
    Madaxweynuhu wax canaan ah ma leh.

  3. dowladda hasan shiiq tiihorre ayaan ogeen bililiqo wax dhicid dhulboob mogadishu dadka degan weey qeyliyaan markii horre iyo hadda ganacsiga xitaa wuu istaagay dalka iyo dibadda dhul lama gadan karo layskama iibinkaro,waxaan kaloo maqlaayey inuu kala diray heey addii isla xisaabtanka raggi ushaqeynayey xaqqa alaha natuso aamiin

  4. Asc Abdi Xafid iyo Engineer Abti Doon Waan Idiin Salamay From 🇮🇪 Ireland Dublin 🇮🇪 🌹 Thanks 🌹 Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴🌹 Tv 🌹 Allaha Idiin Xafido Dhamaantiin 🙏🌹❤️💙🤎💚💛💜🤍🧡🙏🌹

  5. Umad aqoonyahnkeedii qabiiliiste yahay
    Maxaad kafilaysaa
    Caamadoodii !!
    Odaygan markuu arimaha debeda ka hadlayo fanqeyntiisa waa macquul lkn markuu Somalia kahdlo odaygii Irir-samaale ahaa baa kadhexhadlaya 😂
    Kusoco aqoonyahan

  6. Walalyal falastiin in lababiyo wax sabab uah carbta iyo o yahuda gacanta ugaliyay 1948 mantan gacmah ayey uqabten intey moro ku oden wan nasib xumo islamka ku dacday waxasa kasi daran dalki somaliya o farah kasi baxayo o ladacayo lababiniyo lakala qoqobaya dalkan dad baleh miya o wadaniyin maleh miya xita cidanki gargarki adunka siyay aya la bililiqesanaya somaliya tugo iyo munafaqin aya kaso hartay dadkas wa in laga nasifiya waxi tug ah iyo waxi dalka kala goynayo iyo waxi cadawga somalia 🇸🇴 garb siyo somaliya damirka ma idinka dintay o ma waxa rabtan 50sano kadib inad falastiin noqotan o idila oyo 😢inalilahi wainailey rajacun