5 Star Hotel Somali ay leedahay oo laga furay Istanbul

Author Avatar

Sola Portal

Joined: May 2024
Spread the love


5 Star Hotel Somali ay leedahay oo laga furay Istanbul


Hotel cusub oo 5 star ah ayaa laga furay magaalada Istanbul ee wadanka Turkey,Hotelkan waxaa ka hirgeliyay ganacsade Somali ah
Hotelkan waa 15 dabaq iyo 130 qol oo isugu jirakuwa single ah, kuwa qoyska iyo Suite kala duwan. Hotelkan oo lagu magacaabo Ottoperla Hotel wuxuu ku yaalaa badda

source

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

44 Comments

  1. Astaqfirullah
    Lacagta meshu rabo hakakeno
    Wax anan waxba ka ogayn yaan lagu caayin qofkale.
    Dadka ganacsatda ah kuligood Mawada xuma ama wax maysodhicin.
    L anaga Ma wada ogin hotelkasta ama guri kasta oo aduunka kuyaal qofka iska leh lacgta meshu ka kenay.

    Ilahay SWT ayaa xisbainayo

    Muhimada waa inuu yahay Hotel qiimo macquul ah lagu ijaarankaro Caruurta ama dhalinyaradana lagu aamini karo oo aan lahayn waxyaabo diinta khilaafsan sida baarka khamrada iyo night clup .

    Qiimaha iyo wixii inklusive ah noosoo qor Yacni qimaha ma cuntadaa kujirta.

  2. Waan ka xumahay in lacagtii dadka soomaaliyeed laga dhacay lagu maalgashado dawlado shisheeye sida kenya, Tanzania, Uganda iyo turkey oo hadda bilaabantay. Insha allah waxaan la gaadhi doonaa maalin lala xisaabtamo danbiilasha sida qaldan ku taajiray ee debedaha dhigtay hantiidii ay dhaceen.

  3. Asc soolo kow ninka dhalinyarada ah ee leh hotelka magaciisa maad sheegin .sidoo kale somaalida degen Hal qof nagama aadan tusin mar sedexaadka waxaan leeyahay haduu nin Somaali ah oo islaam ahi leeyahay hotolkan Illaahay Ha u barkeeyo insha Allah aniguna waa iman doonaa hadii rabi idmo intaan noolahay .

  4. My tutor for crypto. Greeting you from Columbus Ohio USA. My family is in Ankara for vacation. Hotel looks Amizing. Planning to book family room Insha allah. Love help my som community

  5. It's far from the city center and Somali area unfortunately. That city smells of smoke everywhere! Even inside 5 star hotels lounges, the streets everybody smokes Restaurants full of smoke and cafes 😷